30/08/2025
ABWAAAN HADRAAWI AHU ❗️
Rabow ifka nooga door Dedaalkana noo rumee Rabow danbe noo ogow Wixii tagay duugsi yeel Rabow dunidaada weyn Dabeylo fayow ku xeer Intii Dulin baas dhex taal Rabow digo xaadh ku fiiq