02/12/2023
Waxa guul noogu qabsoomay tababarkii ku saabsanaa 𝗠𝗼𝗱𝗲𝗿𝗻 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 & 𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴, kaas oo aannu u qabannay tiro ka mid ah ganacsiyada kala duwan ee magaalada Hargeysa.
Tababarkan ayaa waxa aan ka wada shaqaynaynnay International Soft Skills Academy - ISSA. Dhammaan xubnihii shirkadaha matalayay ee tababarka ka soo qayb galay aad ayaannu ugu mahadnaqaynnaa.