Hiraal International Consulting.

Hiraal International Consulting. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiraal International Consulting., Consulting Agency, Durdur Mall 2 next Ali gobonimo, 26 june district, Hargeisa.

Hiraal International Consulting is wishing all Muslims, valued clients, partners, and associates a blessed Eid Al-Adha 1...
26/05/2026

Hiraal International Consulting is wishing all Muslims, valued clients, partners, and associates a blessed Eid Al-Adha 1447.

May this special occasion bring peace, happiness, unity, and prosperity to everyone.

🕋🐐🤍

Ciid Mubaarak ka timid Hiraal International Consulting.Munaasabaddan barakeysan awgeed, waxaan hambalyo diirran u dirayn...
19/03/2026

Ciid Mubaarak ka timid Hiraal International Consulting.
Munaasabaddan barakeysan awgeed, waxaan hambalyo diirran u diraynaa macaamiisheena, la-hawlgalayaasheena, iyo bulshooyinka aan la shaqeyno ee dunida ku kala sugan.
Ilaahay ha idiin keeno nabad, barwaaqo, iyo fursado cusub oo guul leh safarradiinna iyo hawlaha ganacsiba.
Hiraal International Consulting waxay mar walba u heellan tahay bixinta adeegyo tayo sare leh oo taageera safarkiinna iyo baahiyaha ganacsi.

“Hiraal International Consulting waxay dhammaan Muslimiinta ugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Isra iyo Miic...
15/01/2026

“Hiraal International Consulting waxay dhammaan Muslimiinta ugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Isra iyo Miicaaj. Waxaan Eebbe ka baryaynaa in habeenkan qiimaha leh uu inoo noqdo mid kheyr, nabad, iyo iimaan lagu kordhiyo, isla markaana uu keeno barwaaqo, midnimo, iyo horumar waara.

Waxaa sharaf ah in aan kasoo qayb galo munaasabadda qalin-jabinta dufcaddii koowaad ee 50 diblomaasiyiin ah oo ka tirsan...
12/01/2026

Waxaa sharaf ah in aan kasoo qayb galo munaasabadda qalin-jabinta dufcaddii koowaad ee 50 diblomaasiyiin ah oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda, kuwaas oo si guul leh u dhammeeyay barnaamijka Culuumta Dibloomaasiyadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah. Munaasabaddani waa astaan muujinaysa horumar, himilo, iyo maalgashi lagu sameeyay aqoonta iyo kartida diblomaasiyiinta mustaqbalka.

Hiraal International Consulting, Ahaan waxaan si weyn u bogaadinaynaa dadaalka ay muujiyeen ardayda qalin-jabisay, kuwaas oo muujiyay adkaysi, hufnaan, iyo rabitaan aqooneed oo sare. Barashada Dibloomaasiyaddu waa laf-dhabarta xiriirka caalamiga ah iyo difaaca danaha qaran; waxayna dhistaa awoodda wadahadal, xalinta khilaafaadka, fahamka dhaqamada kala duwan, iyo matalaadda qaranka ee fagaarayaasha caalamiga ah.

Si gaar ah, waxaan amaan iyo mahadnaq u dirayaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha Machadka Dibloomaasiyadda ee Wasaaradda, iyo Jaamacadda Hargeysa, kuwaas oo door muuqda ka qaatay hirgelinta iyo guusha barnaamijkan qiimaha leh.

Anagoo ka Hiraal ahaan, waxaan diyaar u nahay inaan si dhow ula shaqayno Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Machadka Dibloomaasiyadda si loo helo loona dhiso iskaashi iyo international partnerships caalami ah oo kor u qaada tayada waxbarashada, tababarka, iyo cilmi-baarista, isla markaana fura fursado cusub oo is-dhaafsi aqooneed.

Ugu dambayn, hambalyo dhammaan diblomaasiyiinta cusub. Waxaan rajaynayaa in aqoonta iyo xirfadaha ay heleen ay door weyn ka qaadan doonaan horumarinta dibloomaasiyadda, sumcadda qaranka, iyo doorka Somaliland ee fagaarayaasha caalamiga ah. Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynayaa dhammaantiin.

Address

Durdur Mall 2 Next Ali Gobonimo, 26 June District
Hargeisa

Telephone

+16122719020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiraal International Consulting. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiraal International Consulting.:

Shortcuts

Share