26/02/2026
Telesom oo Awood u isticmaaleysa Shacabkii Somaliland. ..
“Shirkadda Telesom Ma Kaadh $500 ah Ayay Ku Xannibaysaa Fursadaha Shaqo-Abuurka Dhalinyarada?”
SIM-Kaadh $500 ah: Shaqo-abuur mise Tacadi?
Miyaad Aragtay Maqashay Sim kaadh 500 doolar ah kuna qasbantahay markaad Doonayso inaad 500 doolar ku shaqaysato.Shaqo abuur mise kaadh baad ku iibsanyasaasa
Waxaan u mahad naqayaa Banigiga Dhexe ee Somaliland Waxa uu Abuuray Suuq xor ah waxaana Meesha ka baxay Suuqii kootada ahaa ee sarifkayaasha tirada yari dadka ku dhibi jireen,ka dib markii uu fadlsaxay in Sariflaysha la Furan karo.isla markaana waxa uu shaqo u abuuray boqolaal iyo Boqolaal Reer Somaliland ah oo kuwaasi oo dhalinayaro u badan oo markii H**e shaqo la,aan
Waxaanu awood u siiyay in $400 Doolar uu qofku Sarifke ku Furan karo.
Sidoo kale waxaa Hoos arintani u riday Suuqii Sarifka oo hada Gaadhay meel aad u hooseeya.
Hadaba Taas Bedelkeeda waxaa jirta arin taas ka Hor imanaysa oo caqabad ku ah talaabadan hufan ee bangigu H**e u qaaday kana mId ah Balanqaadkii anigaygani aan Cabdiraxmaan Cirro ku doortay
Maxay ahayd Talaabadu"
Hadiina aad soo hesho qadar lacageed oo Afar boqol oo doolar ah iskuna daydo inaad ka Faa.iidaysato fursada shaqo abuur ee bangiga iyo xukuumadu wado.Waxaa ku Hor Taala Carqalad kale oo shirkada Telesom.
Miyaad is lahayd Dunida intaad ku noolayd kaadh yar oo Jip kaas aad ku hadasho ah ayaa lagu odhanayaa waa $500 Ilaa 200 oo doolar inta u dhaxaysa. bixi.
Waa kelmada ugu Horaysa ee aad kala kulmayso markaas Shirkada Telesom u gasho adigoo dirqi kusoo helay 300 oo doolar ama 400 oo doolar.
Waxaan ku Celceliyay wàar ma lacag diboosidh ah baa mise waa Cashuurtii dawladaa,mayee kaadhkayaga sarifka ah ee kaa aad ku hadasho oo kale ah baanu intaas kaa siinaynaa. oo hadana aan ku celiyay adeer 500 qofku markuu soo helo ma kaadhkuu ku Furtaa mise sariflaha iyo waa yeelkadaa jawaabtu.
bal nagula wadag commentiga faladada