Fikrado Ganacsi

Call Directions

Fikrado Ganacsi Maqaalo Faaido Leh iyo Fikirado Ganacsi Dhiiri-galin la Talin noogu kaalay Waanu Kugu Faraxsanahay fikrado Ganacsi Team ku soo biir

●30-MAALMOOD DISCIPLINE SAVINGS PLAN UJEEDO :Inaad barato kaydin joogto ahInaad ka adkaato “lacag baxsi aan qorshe lahay...
29/06/2026

●30-MAALMOOD DISCIPLINE SAVINGS PLAN

UJEEDO :

Inaad barato kaydin joogto ah

Inaad ka adkaato “lacag baxsi aan qorshe lahayn”

Inaad dhisto habit adag oo savings ah

●SHARCIYADA AASAASIGA AH

1. ❌ Wax lacag ah ha taaban adigoon sabab lahayn

2. ✔ $2 maalintii ama wixii faa’iido ah 100% keydi

3. ❌ Ha samayn (iibsasho degdeg ah)

4. ✔ Qor dhammaan lacagta soo gasha & baxda

5. ✔ Toddobaad kasta dib u eeg xisaabta

●INAAD BARATO KAYDINTA

Maalin kasta:

Qor: Income + Expense

Kaydi lacagta isla maalintaas

Ha isticmaalin lacagta savings-ka

(Lacagta aan la taaban waa lacag jirta)

●XAKAMAYNTA KHARASHKA

Bilow inaad kala saarto:

Essentials (wax muhiim ah)

Non-essentials (wax aan muhiim ahayn)

Haddii aad rabto wax iibsasho:

Sug 24 saac ka hor

(Sugid = badbaadin lacag)

●HADAF KOR U QAAD KAYDINTA

Bilow tracking fudud:

Lacagta aad save Garaysay

Faa'iidada joogta ah

Haddii aad heli karto:

+$0.5/day oo aad ku dari karto maalintii

(Lacagta yar maanta = lacag weyn berri)

■SIRTA GUUSHA

Si aad “Discipline Master” u noqoto:

✔ Qor lacagta maalin kasta
✔ Ha taaban savings
✔ Ka fikir 30 maalmood halkii aad ka fikiri lahayd hal maalin
✔ Ha raacin “emotion spending”

●NATIIJADA 30 MAALMOOD

Haddii aad $2/day kaydiso:

$2 × 30 = $60 saved

Haddii discipline fiican jiro:

Waxaad ka fogaanaysaa khasaaro aan loo baahnayn

Haddii aad qorshahan raacdo Waxaad noqonaysaa qof Kaydka fahma Kharashka xakameeya
Lacagta si miyir leh u maamula.

●HADAF BUUXA

Wax lacag ah ha lumin adigoon qorshe lahayn

Dib u eeg 30 maalmood:

Immisa kaydisay?

Immisa lumisay?

Samee goal cusub

(Qofka lacagta xukuma = qofka nolosha xukuma

Fikrado Ganacsi share and like

4 Tallaabo Oo Aad Ku Soo Ceshan Karto Lacagaha Deynta1. Jooji bixinta deyn cusub:Haddii aad dhib kala kulmeyso soo celin...
14/06/2026

4 Tallaabo Oo Aad Ku Soo Ceshan Karto Lacagaha Deynta

1. Jooji bixinta deyn cusub:

Haddii aad dhib kala kulmeyso soo celinta lacagahaaga, marka h**e albaabka xidh oo cid kale deyn ha u siin si aysan dhibaatadu kuugu sii badanin.

2. Si toos ah u weydiiso lacagtaada:

Ha ka xishoonin inaad qofka si cad oo toos ah ugu sheegto inuu lacagtii lagu lahaa kuu soo celiyo.

3. Abuur duruufo adag ama cudur daar xoogan:

U sheeg qofka deynta aad ku leedahay inaad adiguba hadda ku jirto xaalad adag ama aad u baahan tahay lacagta si aad arrimo muhiim ah ugu xalliso, si uu u dareemo culayska jira.

4. Ka tanaasul qayb ka mid ah lacagta:

Haddii qofku dhibaataysan yahay ama aad h**e uga weydo si kasta, waxaad dooran kartaa inaad qayb ka cafiso si aad qaybta kale u hesho, ama aad iska ca cafiso dhammaanteedba taas oo ah sadaqo iyo ajar.

Qodobka 5-aad 🤔 Adiguna maxay kula tahay? ama Waa maxay habka kale ee aad ku dari lahayd?

share Fikrado Ganacsi

Siraha Ganacsiga🔹 Sii macaamilkaaga qiimo iyo daryeel.🔹 Iibso badeecadda ugu tayada fiican.🔹 Ka hormar tartamayaashaada....
12/06/2026

Siraha Ganacsiga

🔹 Sii macaamilkaaga qiimo iyo daryeel.
🔹 Iibso badeecadda ugu tayada fiican.
🔹 Ka hormar tartamayaashaada.
🔹 Ilaali dakhligaaga oo ha lumin faa'iidadaada.

Xusuusnow sxb
Guusha ganacsigu waxay ka bilaabataa qanacsanaanta macaamilka, tayada adeegga, iyo maamul wanaagsan.

share Fikrado Ganacsi

Guusha Maaliyadeed: Waa hadafka ugu sarreeya, kaas oo ka dhigan inaad gaarto xorriyad dhaqaale oo aadan lacag u dhibtoon...
07/06/2026

Guusha Maaliyadeed: Waa hadafka ugu sarreeya, kaas oo ka dhigan inaad gaarto xorriyad dhaqaale oo aadan lacag u dhibtoonin.

Dakhligaaga oo Bata: In lacagta kuu soo xaroota ay noqoto mid aad u badan oo si joogto ah u kororta.

Dadaalkaaga oo Yaraada: In dakhligaagu uusan ku xirnaan saacadaha aad shaqayso, balse aad hesho lacag adiga oo aan daal badan iyo dadaal toos ah bixin.

Maalgashi: In lacagtaada aad geliso mashaariic ama hanti kale si ay adiga kuugu shaqayso oo ay lacag kale u dhasho.

Shaqo: Waa meesha laga bilaabo nolosha si aad u hesho dakhli joogto ah iyo waayo-aragnimo, waana isha koowaad ee laga dhiso raasumaalka.

Raasumaal: Waa lacagta ama hantida aad kaydsatay ee diyaarka u ah inaad ku bilowdo ganacsi ama aad ku maalgashato.

Ganacsi: Waa adiga oo abuura nidaam ama adeeg macaash laga helo, kaas oo ka madaxbannaan shaqada caadiga ah ee qof kale loo adeego.

Shuqul ka Gaar ah: Waa inaad noqoto qof isagu iska leh ganacsigiisa ama farsamadiisa, kuna shaqaysta magaciisa iyo maamulkiisa gaarka ah.

share Fikrado Ganacsi

Walaalahay Graphic design shaqo kale iska sii barta inta aan la gaadhin 2027AI maanta wuxuu sameyn karaa Logo, Poster, F...
30/05/2026

Walaalahay Graphic design shaqo kale iska sii barta inta aan la gaadhin 2027

AI maanta wuxuu sameyn karaa Logo, Poster, Flyer, Thumbnail, Banner, Video, Voice-over, Illustration iyo xitaa Branding dhamaystiran ilbiriqsiyo gudahood.

1. Samaynta logo daqiiqado gudahood.
2. Samaynta poster-yo xayeysiin ah.
3. Samaynta social media posts.
4. Ka saarista background-ka sawirrada.
5. Tayaynta iyo nadiifinta sawirrada.
6. Dib-u-habeynta midabbada (color grading).
7. Samaynta mockups.
8. Samaynta thumbnails-ka YouTube.
9. Samaynta banners iyo flyers.
10. Qorista captions iyo xayeysiisyo.
11. Samaynta illustrations iyo vector art.
12. Beddelidda sawir qoraal laga qoray (Text-to-Image).
13. Beddelidda style-ka design-ka hal click.
14. Samaynta UI/UX layouts bilow ah.
15. Samaynta videos gaagaaban.
16. Cod-samaynta (AI voice-over).
17. Turjumaadda qoraallada luqado badan.
18. Samaynta animations fudud.
19. Ka saarista walxaha aan loo baahnayn sawirka.
20. Samaynta branding kit dhamaystiran.

Fikrado Ganacsi

Maanta ganacsi weyn uma baahnid lacag badan si aad u bilowdo.Facebook, TikTok & WhatsApp waxay noqdeen suuqii ugu weynaa...
11/05/2026

Maanta ganacsi weyn uma baahnid lacag badan si aad u bilowdo.

Facebook, TikTok & WhatsApp waxay noqdeen suuqii ugu weynaa ee dadka Soomaaliyeed.
Waxaad iibin kartaa dhar, kabaha, cosmetics ama accessories adigoo gurigaaga jooga
Capital yar ku billow, macaamiil badanna online ka hel.

Sirta guushu waa: kalsooni, sawirro qurux badan & adeeg fiican Dad badan ayaa maanta sidan nolol fiican ku sameeyey adiguna waad ka mid noqon kartaa.

like and share Fikrado Ganacsi

Suaal Sxpyaal Qofkii jawaabta saxda ah keena waa legend share and like Fikrado Ganacsi
04/05/2026

Suaal Sxpyaal
Qofkii jawaabta saxda ah keena waa legend

share and like Fikrado Ganacsi

Subax Wanaagsan Saaxiib lacag kaa amaahday kadibna phone-ka ka jawaabi waayay Ma sii siin lahayd mar kale? AMA Halkaan a...
30/04/2026

Subax Wanaagsan

Saaxiib lacag kaa amaahday kadibna phone-ka ka jawaabi waayay
Ma sii siin lahayd mar kale? AMA Halkaan ayaad ku joojin lahayd?

Jawaabta Fikrado Ganacsi B

Adiguna Comment ku Qor

like and share
Fikrado ganacsi

?????Suaashu Adagaa  Sababta Ayaa la iska Rabaa
29/04/2026

?????
Suaashu Adagaa Sababta Ayaa la iska Rabaa

Hal Go’aan  = Lacag  aad Badbaadisay30 maalmood ha iibsan wax aan daruuri ahayn  iska Jooji Waxayabaha Maalaa Yacniga ah...
27/04/2026

Hal Go’aan = Lacag aad Badbaadisay
30 maalmood ha iibsan wax aan daruuri ahayn iska Jooji Waxayabaha Maalaa Yacniga ah

Comment ku Soo Qor waan Isku Dayayaa Hadii aad diyaar Tahay

like and share Fikrado Ganacsi

Address

Hargeisa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252672165563

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fikrado Ganacsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share