Gurmad Consulting

Gurmad Consulting Gurmad Consulting is a business innovation and marketing consulting agency. Our tools, programs are built to create winning strategies for the future

Gurmad Consulting is a business innovation and digital marketing consulting agency. Our tools, programs are built to create winning strategies forthe future

Gurmad startup competition Waa tartan ganacsiyeed bilaabmi doona horaanta sanadka cusub ee 2026 inshallah kaas oo u jeed...
25/12/2025

Gurmad startup competition

Waa tartan ganacsiyeed bilaabmi doona horaanta sanadka cusub ee 2026 inshallah kaas oo u jeedkiisu yahay in lagu dhiiri galiyo dhalinyarada in ay ganacsiyo ay leeyihiin ay abuurtaan si xal loogu helo shaqo laa'anta baahsan ee dalkeena ka jirta iyadoo aanu ka caawin doono xaga aqoonta ganacsi, xirfadaha ganacsi, iyo sidoo kale rasmaalkii ay ku bilaabi lahaayeen.

Dhawaan waxaanu ku guulaysanay maalgashi caalami ah kaas oo inshallah waxtar badan u yeelan doona ganacsiyada dalka waliba kuwa wax soo saarka leh sida warshadaha, beeraha iwm sidoo kalena aan xooga saari doono maalgalinta dhalinyarta hamiga ganacsi leh.

Hadii aad xiisaynayso ka qayb qadashada tartankan una ciilanayd maalgashi la'aan, khibrad iyo xirfad la'aan fadlan raac lifaaqa hoose

https://forms.gle/G4P19Hb6MHuPt8LU6

Ka faa'iideysi wacan.

Wixii faahfaahin dheeraada nala soo xidhiidh.

WhatsApp: +252 63 6676050

Soo booqo website-kayaga: gurmadconsulting.com

Consulting.

Hoyga kobcinta iyo horumarinta ganacsatada iyo ganacsiyada.


Fursad qaaliya (December Discount)$20 kaliya ku hel website quruxbadan.Waxaa kuula socda: 1- Full branding kit 2- 3 vide...
30/11/2025

Fursad qaaliya (December Discount)

$20 kaliya ku hel website quruxbadan.

Waxaa kuula socda:

1- Full branding kit
2- 3 videos
3- 5 social media designs
4- 1 years domain & hosting
5- Full website administration training
6- 3 months support

Ganacsade website ayuu ganacsigaagu u baahanyahay!

Ma ogtahay website inaad yeelaataa waxay ganacsigaaga u leedahay muhiimad la mid ah ama ka wayn inaad yeelato xafiis ama goob ganacsi oo loogu soo hagaago ganacsigaa.

Maantana waxaad fursad u haysataa inaad samaysato website qurux badan, soo jiidasho leh waqti kooban gudahii laguugu diyaarin doono.

Nagala soo xidhiidh whatsapp numberkan +252636676050

Get a stunning website, We combine the technical, design, and content creation skills to develop a world-class business website that will attract customers.

Contact us now and establish a strong online presence.

Ka faa'idaysi wacan



Hoyga kobcinta iyo horumarinta ganacsatada iyo ganacsiyada.


Ecommerce Website iyo app ku hel qiima wanaagsan. Hadii aad ganacsigaaga casriyeeybayso iyo hadii aad gada bilaabayso wa...
24/11/2025

Ecommerce Website iyo app ku hel qiima wanaagsan.

Hadii aad ganacsigaaga casriyeeybayso iyo hadii aad gada bilaabayso waxaanu kuu diyaarinay adeegyo aad ku mabsuudi doonto.

Waxaanu kuu diyaarinay adeegyo ku haboon ganacsigaaga xaalad kasta oo uu ku jiro kuwaas oo la jaanqaaday waaqica iyo tiknoolajiyada casriga ah.

Wixii faahfaahin dheeraada fadlan nagala soo xidhiidh whatsapp numberadan hoos ku xusan:

+252636676050
+252638464644

Ama nagu soo booqo xarumaahayga kala duwan ee ku yaal Hargeisa, Mogadishu, iyo Garowe.

Ama soo booqo website-kayaga:
Www.gurmadconsulting.com

Consulting.

Hoyga kobcinta iyo horumarinta ganacsatada iyo ganacsiyada.


21/11/2025
Ganacsi Fudud oo dakhli fiican, waqti badana aan kaaga baahnayn.Waxaanu bilownay inkabadan 70+ ganacsi waxaanu caawinay ...
19/11/2025

Ganacsi Fudud oo dakhli fiican, waqti badana aan kaaga baahnayn.

Waxaanu bilownay inkabadan 70+ ganacsi waxaanu caawinay oo la shaqaynay kumanaan kale taas oo naga caawisay inaanu fursadan ganacsi idinla wadaagno.

Tababarkan waxaad ku baran doontaa ganacsigan fudud wuxuu yahay, qaabka aad u bilaabi karto. Inta uu tababarku socdo waxaa lagaa caawin doona diyaarinta qorshaha, suuqgaynta, kobicnta, maamulka iyo maaraynta ganacsiga.

Waxaa ka qayb qaadan kara cid kasta hadii aad shaqayso xitaa waad bilaabi kartaa.

Ka faa'idaysi wacan.

Waqtigu wuu koobanyahay, tirada aanu qaadanaynana way koobantahay yaan lagaaga soo dheerayn.

Raac lifaaqa hoose oo is diiwaangali maanta:

https://gurmadconsulting.com/ganacsi-fudud

Waxaanu kuu diyaarinay adeegyo ku haboon ganacsigaaga xaalad kasta oo uu ku jiro kuwaas oo la jaanqaaday waaqica iyo tiknoolajiyada casriga ah.

Wixii faahfaahin dheeraada fadlan nagala soo xidhiidh whatsapp numberadan hoos ku xusan:

+252636676050
+252638464644

Ama nagu soo booqo xarumaahayga kala duwan ee ku yaal Hargeisa, Mogadishu, iyo Garowe.

Ama soo booqo website-kayaga:
Www.gurmadconsulting.com

Consulting.

Hoyga kobcinta iyo horumarinta ganacsatada iyo ganacsiyada.


16/11/2025

Fursadii sanadka

Ma tahay ganacsade tani waa fursad u qaaliya ganacsigaaga?

Dhamaan adeegyada shirkada ku hel bilaa lacag oo mudo kooban kobci ganacsigaaga adigoon bixinayn wax kharash ah.

Ka faa'idaysi wacan.

Waqtigu wuu koobanyahay, tirada aanu qaadanaynana way koobantahay yaan lagaaga soo dheerayn.

Raac lifaaqa hoose oo is diiwaangali maanta:

https://gurmadconsulting.com/100-discounts/

Waxaanu kuu diyaarinay adeegyo ku haboon ganacsigaaga xaalad kasta oo uu ku jiro kuwaas oo la jaanqaaday waaqica iyo tiknoolajiyada casriga ah.

Wixii faahfaahin dheeraada fadlan nagala soo xidhiidh whatsapp numberadan hoos ku xusan:

+252636676050
+252638464644

Ama nagu soo booqo xarumaahayga kala duwan ee ku yaal Hargeisa, Mogadishu, iyo Garowe.

Ama soo booqo website-kayaga:
Www.gurmadconsulting.com

Consulting.

Hoyga kobcinta iyo horumarinta ganacsatada iyo ganacsiyada.


Gurmad Consulting is a business innovation and marketing consulting agency. Our tools, programs are built to create winning strategies for the future

15/11/2025

Ganacsade ma socon la'yahay ganacsigii, ma ku haminaysay inaad iska xidho, ha warwarin nala soo xidhiidh Gurmad ahaan diyaar baanu u nahay inaanu wax kaala qabano.

Gurmad Consulting waa garabka ganacsiyada, la talin, hagid, toosin nidaamin, casriyeeyn, horumarin iyo maalgalin intaba waad nafa helaysaa.

Wixii faahfaahin dheeraada fadlan nagala soo xidhiidh whatsapp numberadan hoos ku xusan:

+252636676050
+252638464644

Ama nagu soo booqo xarumaahayga kala duwan ee ku yaal Hargeisa, Mogadishu, iyo Garowe.

Ama soo booqo website-kayaga:
Www.gurmadconsulting.com

Consulting.

Hoyga kobcinta iyo horumarinta ganacsatada iyo ganacsiyada.


Gurmad Consulting is a business innovation and marketing consulting agency. Our tools, programs are built to create winning strategies for the future

10/11/2025

Ganacsade sanadkani galbay ee inta hadhay waxaad ku dadaasha isku diyaarinta ka cusub iyo socod siinta alaabaha. Gurmad ahaan diyaar baanu kuu nahay inaanu wax kaala qabano.

Qorshe la'aani waa indho la'aan, halkan waxaanu kuugu diyaarinay hage dhamaystiran oo kaa caawin doona samaynta ama diyaarinta qorshe guulaysta inshallah.

Hagahan waxaa la socda 6 hage oo kale oo kaa caawin doona samaynta qorshe midho djala kuuna fudaydin doona gaadhitaanka hadafkaaga.

Wixii faahfaahin dheeraada fadlan nagala soo xidhiidh whatsapp numberadan hoos ku xusan:

+252636676050
+252638464644

Ama nagu soo booqo xarumaahayga kala duwan ee ku yaal Hargeisa, Mogadishu, iyo Garowe.

Ama soo booqo website-kayaga:
Www.gurmadconsulting.com

Consulting.

Hoyga kobcinta iyo horumarinta ganacsatada iyo ganacsiyada.


Gurmad Consulting is a business innovation and marketing consulting agency. Our tools, programs are built to create winning strategies for the future

10/11/2025

Waamaxay caqabada u wayn ee kaa hor taagan inaad ganacsi bilowdo?

Waxaanu kuu diyaarinay adeegyo ku haboon ganacsigaaga xaalad kasta oo uu ku jiro kuwaas oo la jaanqaaday waaqica iyo tiknoolajiyada casriga ah.

Wixii faahfaahin dheeraada fadlan nagala soo xidhiidh whatsapp numberadan hoos ku xusan:

+252636676050
+252638464644

Ama nagu soo booqo xarumaahayga kala duwan ee ku yaal Hargeisa, Mogadishu, iyo Garowe.

Ama soo booqo website-kayaga:
Www.gurmadconsulting.com

Consulting.

Hoyga kobcinta iyo horumarinta ganacsatada iyo ganacsiyada.


Gurmad Consulting is a business innovation and marketing consulting agency. Our tools, programs are built to create winning strategies for the future

09/11/2025

Ma raadinaysay goob aad ku shaqaysato ama xafiis ku meelgaadh ah?

Dhamaan xafiisyada shirkada Gurmad waxaad ka heli doontaa goob aad ku shaqaysato oo qalabaysan.

Waxaad heli doontaa:
- Furnished space
- Meeting room
- Internet
- Utilities (water&electricity)
- Support & free Training

Wixii faahfaahin dheeraada fadlan nagala soo xidhiidh whatsapp numberadan hoos ku xusan:

+252636676050
+252638464644

Ama nagu soo booqo xarumaahayga kala duwan ee ku yaal Hargeisa, Mogadishu, iyo Garowe.

Ama soo booqo website-kayaga:
Www.gurmadconsulting.com

Consulting.

Hoyga kobcinta iyo horumarinta ganacsatada iyo ganacsiyada.


Gurmad Consulting is a business innovation and marketing consulting agency. Our tools, programs are built to create winning strategies for the future

Address

Downtown
Hargeisa
NONE

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Telephone

+252636676050

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmad Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gurmad Consulting:

Share