Ramad technology

Ramad technology Iibinta
Xidhista CCTV Camera da cilad ka sarista & AC ga iyo wixii technition
Tell; 252633660417

12/10/2025
 :- Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ayaa gaadiid dagaal uu watay kala wareegay Gaashaanle Cali Xuubeey oo ka mid ah sara...
12/10/2025

:- Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ayaa gaadiid dagaal uu watay kala wareegay Gaashaanle Cali Xuubeey oo ka mid ah saraakiisha xoogga dalka ee aan hadda shaqeyn kaas oo ay Qaraabo dhaw yihiin Madaxweynihii h**e ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Taliyaha oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay taliska qeybta 27-aad ee xooga dalka ee ka howlgala Hirshabeele , ayaa la sheegay in xiliga gaadiidka laga qaadanayay uu ku sugnaa agagaarka xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Qoraal kooban uu bartiisa Facebook-ga ku baahiyay ayuu ku muujiyay sida uu uga xunyahay qaabka loola dhaqmay uu ku sifeeyay mid aan halkaas ku dhamaan doonin.

Sidee u aragtaa ?

Gabdhaha Somalida ah ee Nairobi ku Nool daruufta Aya looga Faa'iideystaa!😭💔
12/10/2025

Gabdhaha Somalida ah ee Nairobi ku Nool daruufta Aya looga Faa'iideystaa!😭💔

Address

Salmaannasri@gmail. Com
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ramad technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share