Garaad Abdifatah mahamuud Moumin

Garaad Abdifatah mahamuud Moumin This is a love shelter please join thanks

12/07/2024

Masha allah

Love💕
06/07/2023

Love💕

Ilma Dhowr Habeen Jiray,Hadaan Waalidkii Dhalay,Dhibaatada Ka Celinoo,Ha Iga Dhicin, Ha Dheeliyin,Dhabta Waaya Lagu Hayn...
15/06/2023

Ilma Dhowr Habeen Jiray,
Hadaan Waalidkii Dhalay,
Dhibaatada Ka Celinoo,
Ha Iga Dhicin, Ha Dheeliyin,
Dhabta Waaya Lagu Hayn.

Inta Uu Dhamays Noqon,

Dhaqsa Uma Koraayoo,

Dhici Mayso Qayrkii,
Inuu Dhinac Istaagee.

Jacaylkaa Dhiggiisoo,
Dhaqaalaha U Baahane,
Waa In Laysla Dhowraa,
Hadii Kaleese Lagu Dhimay.🥰
♥️Maa,ida♥️ Deeqa Ahmed ❤️

01/12/2022

My father Alle haku dhoowro♥️🎉💯

10/11/2022

My Queen ♥️💯🥰

Alhamdulilah♥️🥰💕
08/11/2022

Alhamdulilah♥️🥰💕

26/08/2022
26/07/2022
إنا لله وإنا إليه راجعون Alle ha u naxariisto Sheekh Aadam X. Maxamuud Xiiray (Adam Siiro) oo  geeriyooday.إنا لله وإنا ...
14/07/2022

إنا لله وإنا إليه راجعون

Alle ha u naxariisto Sheekh Aadam X. Maxamuud Xiiray (Adam Siiro) oo geeriyooday.

إنا لله وإنا إليه راجعون.

Qabriga Alle ha u nuuro, Ubadkiisii, ehelkiisii iyo guud ahaan ummadda uu ka baxayna Ilaahay sabir ha ka siiyo.

Address

Hargeisa
HARGEISA

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252676555022

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaad Abdifatah mahamuud Moumin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garaad Abdifatah mahamuud Moumin:

Share