PC-TEK works with you to provide the solutions and results you need at a price you can afford. We partner with you to improve your company’s efficiency, productivity and bottom line. Serving you effectively is our top priority. We have the expertise to work with many different vendors of software and hardware solutions. If you already have a solution in mind that you would like a second opinion on
, we can provide research and a recommendation based on our findings. If you know what you want to accomplish through technology in your workplace and need a solution, we can provide you with options on getting it done. If you are new to computer technology and would like to know what is available that might help you in your workplace, we can provide you with information on the newest in office automation. We are here to answer technical questions required in choosing what is right for you. We can design, install, and service your total networking solution whether you have a small peer-to-peer network with a few computers, or a client-server network with many computers. Waxaanu Nahay Adeegayaasha Ganacsiga
PC-TEK ahaan, waxaanu rumaysannahay inaanu bixinno adeegyada iyo alaabta ugu tayada fiican ee maanta laga heli karo suuqyada. PC-TEK waxay xal u raadisaa, una ilo-bixisaa natiijooyin aad u baahan tahay, kuwaasi oo kuugu kacaya qiimo aad awoodi kartid. Waxaanu kuu nahay garab xaqiijinaya in shirkaddaadu Isku-fillaansho ka gaadho dhinacyada hufnaanta, wax-soo-saarka iyo guul ay ka gaadho waxyaabaha lagama maarmaanka ah, kuwaas oo dhammaantood annaga noo ah mudnaanta koowaad. Waxaanu khibrad u leenahay siyaalo badan oo looga ganacsado ama wax loogu iibiyo (Soft Ware iyo Hard Ware). Sidaa daraadeed haddaad hore u haysay fikrad noocaas ah, waad jeclaan lahayn fikrad labaad oo ku saabsan habka wax loogu iibiyo tiknoolajiyadda. Waxaanu kuu dammaanad qaadeynaynaa inaanu ku siinno cilmi-baadhis iyo talooyinkayaga ku salaysan suuqa tiknoolajiyadda. Haddaad ogtahay in waxaad doonayso inaad tiknoolajiyadda ku qabato adigoo goobta shaqadaada jooga, una baahan tahay fikrad, waxaanu kuula diyaar nahay afkaar aad kala dooran karto si aad hawshaada u qabsato. Haddii aad ogtahay waxaad doonayso inaad qabato iyada oo technology ah ee goobta shaqada ah oo u baahan xal, waxaan ku siin karna fursadaha helitaanka iyo fulinta xalkaas.