Suge Security and Technology Services

Suge Security and Technology Services welcome to security services

Hambalyo dhamaan shacabka jamhuuriyada somaliland xuska 18 may ee la soo noqodhada madaxbanaanida jamhuuriyada somalilan...
17/05/2026

Hambalyo dhamaan shacabka jamhuuriyada somaliland xuska 18 may ee la soo noqodhada madaxbanaanida jamhuuriyada somaliland.

Suge security and technology services mid ka mid ah adeegyada ay qabato ee cctv camera . Waxaad Kala soo xidhiidhi karta...
31/07/2025

Suge security and technology services mid ka mid ah adeegyada ay qabato ee cctv camera .
Waxaad Kala soo xidhiidhi karta lambaradan 063-7065265. 063-6644433

  jimce mubarak dhamaan macaamiisha shirkada Suge Security and technology services
25/07/2025

jimce mubarak dhamaan macaamiisha shirkada Suge Security and technology services

Jumca mubarak dhamaan umada muslimka
07/03/2025

Jumca mubarak dhamaan umada muslimka

Ramadan mubarak Bahda suge security and technology services waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan umada muslimka ah gaar a...
28/02/2025

Ramadan mubarak
Bahda suge security and technology services waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan umada muslimka ah gaar ahaan umada jamhuuriyada somaliland ugu hambalyayna curashada bisha Ramadan illahay ha ina waafajiyo khayrka bisha Ramadan

Suge Security and Technology Services  adeega xidhista iyo cilad saarista fingerprint attendance ama qalabka xaadiriska ...
02/01/2025

Suge Security and Technology Services adeega xidhista iyo cilad saarista fingerprint attendance ama qalabka xaadiriska .
Kala soo xidhiidh suge security and technology services lambaradan
063-7065265 063-6644433
CCTV+

Qiimo dhimis Shirkada suge security and technology services waxa ay idinku samaysay qiimo dhimis balaadhan dhamaan adeeg...
21/12/2024

Qiimo dhimis
Shirkada suge security and technology services waxa ay idinku samaysay qiimo dhimis balaadhan dhamaan adeegyada shirkada laga bilaabo 21 bisha December ilaa 10 bisha January ee sanadka 2025 .
Hadaba macmiil ka faaidayso iyada oo qiimo dhimista la socoto laba bilood oo dhamaan ciladaha ku yimaada adeegaas lagu qabtay free lagu hagaajinayo.
Kusoo dhawaaw Suge Security and Technology Services Kala soo xidhiidh 063-7065265 063-3040502

Jumca mubaarak
20/12/2024

Jumca mubaarak

11/10/2024

04/10/2024

Ku soo dhawaaw suge security and technology services

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suge Security and Technology Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share