Dayr it Solution

Dayr it Solution Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dayr it Solution, Home Security Company, Waahen Market Downtown Hargeisa, Hargeisa.

Hada dalbo kamarada dual lens ah oo tayo saro leh
01/12/2025

Hada dalbo kamarada dual lens ah oo tayo saro leh

HA MOOGANADEEGACCTV CAMERAS .Nolashu waa Amni, amniguna waa Nolol
04/11/2025

HA MOOGAN
ADEEGA
CCTV CAMERAS .
Nolashu waa Amni, amniguna waa Nolol





Kobci Sumcadda Ganacsigaaga Online!Dayr IT Solution waxay kuu sameynaysaa websaytyo casri ah, ammaan ah oo degdeg u shaq...
04/10/2025

Kobci Sumcadda Ganacsigaaga Online!
Dayr IT Solution waxay kuu sameynaysaa websaytyo casri ah, ammaan ah oo degdeg u shaqeeya kuwaas oo kor u qaada sumcaddaada ganacsi.
Laga bilaabo domain & hosting, ilaa email xirfadle ah, SEO, iyo taageero joogto ah — annaga ayaa kuu dhameystiraya dhammaan adeegyadaada!

📞 Nala soo xidhiidh maanta si aad u hesho qiimeyn bilaash ah!
📱 +252 63 388 2332 | +252 65 440 2747
🌐 Xalka Casriga ah ee Adduunka Isku Xidhan.

DAYR IT Solution – Smart IT for Business & Home  Boost your digital presence, security, and smart systems today!  Networ...
12/08/2025

DAYR IT Solution – Smart IT for Business & Home
Boost your digital presence, security, and smart systems today!

Networking & Wi-Fi
CCTV & Remote Monitoring
Web Design & Digital Marketing
Smart Doors & Access Control

Free site survey in Hargeisa
10% OFF on first CCTV install

📞 0634402747 | 📧 [email protected]
📍 Waaheen Market, Hargeisa

SmartIT

Maareynta Shaqaalahaaga si Fudud oo Casri ah!DAYR IT SOLUTION waxay ku soo bandhigeysaa Nidaamka Maamulka Shaqaalaha (HR...
18/07/2025

Maareynta Shaqaalahaaga si Fudud oo Casri ah!
DAYR IT SOLUTION waxay ku soo bandhigeysaa Nidaamka Maamulka Shaqaalaha (HR Management Software) kaas oo:

✅ Xafida xogta shaqaalaha
✅ La soconaya imaanshaha & bixitaanka
✅ Maamula fasaxyada & mushaharka
✅ Habeeya jadwalka shaqada & warbixinnada

🎁 Laba qof oo ugu horreeya adeegsanaya waa bilaash!

📍 Waaheen Market, Hargeysa
📞 063-4402747 / 063-3882332
📧 [email protected]

➡️ Hadda dalbo ama noo soo wac si aad u hesho demo bilaash ah!

Xili walba la soco amniga gurigaga iyo meheradaada .
28/06/2025

Xili walba la soco amniga gurigaga iyo meheradaada .

Juma Mubarak Dhamaan Umada Islaamka ah!
26/06/2025

Juma Mubarak Dhamaan Umada Islaamka ah!


Ilaalinta Gurigaaga Waa Shaqo aan Joogsaneyn!Kamaradaha Dayr IT Solution waxay kuu oggolaanayaan inaad 24/7 la socoto gu...
23/06/2025

Ilaalinta Gurigaaga Waa Shaqo aan Joogsaneyn!
Kamaradaha Dayr IT Solution waxay kuu oggolaanayaan inaad 24/7 la socoto guryahaaga, dukaankaaga, ama xafiiskaaga — meel kasta oo aad joogto.
🎯 Ilaalo joogto ah
🔧 Dayactir tayo sare leh
📱 Kala soco mobilkaaga
✅ Qalab casri ah & tayo sare leh

Dalbo hadda oo hubi nabadgelyada hantidaada!

📞 063-4402747 / 063-3882332
📍 Suuqa Waaheen, Agagaarka City Center
📧 [email protected]

Xalka Shabakaddaada & Dardargelinta Xawaaraha! Ma la kulantay shabakad gaabis ah ama dhibaato isku xidhka ah?DAYR IT SOL...
22/06/2025

Xalka Shabakaddaada & Dardargelinta Xawaaraha!
Ma la kulantay shabakad gaabis ah ama dhibaato isku xidhka ah?
DAYR IT SOLUTION waxay ku siineysaa adeegyo casri ah oo lagu hagaajinayo shabakaddaada, xawaare lagu dardargelinayo, iyo cilad-baadhis xirfadaysan.
Ku xidhnow si degdeg ah, si ammaan ah, oo si hufan!

📍 Suuqa Waaheen – Agagaarka City Center
📞 063-4402747 / 063-3882332
📧 [email protected]

Juma Mubarak!
20/06/2025

Juma Mubarak!

Ma leedahay Pharmacy? Ma u baahan tahay hab fudud oo casri ah oo aad ku maamusho dawooyinka iyo macluumaadka bukaannada?...
07/06/2025

Ma leedahay Pharmacy?
Ma u baahan tahay hab fudud oo casri ah oo aad ku maamusho dawooyinka iyo macluumaadka bukaannada?

Nidaamka Maamulka Pharmacy-ga ee DAYR IT SOLUTION wuxuu kuu sahlayaa:

✅ Kaydinta taariikhda bukaanka
✅ Maareynta dawooyinka dhacay
✅ Xisaabaad sax ah & warbixinno degdeg ah
✅ Diiwaangelinta iibka iyo shaqaalaha

Qiimo macquul ah, adeeg xirfadaysan, iyo tababar bilaash ah oo soconaya 3 maalmood.

📞 0634402747 / 0633882332
📍 Waaheen Market, Hargeysa
📩 [email protected]

Eid mubaarik dhamaan umada islaamka ah .
05/06/2025

Eid mubaarik dhamaan umada islaamka ah .

Address

Waahen Market Downtown Hargeisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayr it Solution posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share