Haaji Casse

Haaji Casse � winner

16/12/2023
08/11/2023
DADKA CAAFIMADKA BARTAA WAY FASHILMEEEN____________________Waddankena dadka caafimadka bartaa way ku  fashilmeen cilmiga...
20/10/2023

DADKA CAAFIMADKA BARTAA WAY FASHILMEEEN
____________________

Waddankena dadka caafimadka bartaa way ku fashilmeen cilmigaa ay barteen 96%
Waliba dumarku waa fashilmeen

Waxan daawaday dhakhtar caruurta daaweya oo takhasus ah

Waxa la waydiyay su.aal dadku qabeen 100%

Oo ahayd mxy caruurtu habenkii isugu kaajaan ?

Si qurux badan ayuu uga jawabay
Wuxu yidhi

Caruurta dhawr qodob ayuu shegay

Waxa kaw ka ahaa
Streska caruurta ku dhaca
Lkn iminka odhanaysan
Sidee caruurta sresku ugu dhici karaa

Waaana qodobka ugu wayn test laga qaaday oo la ogaaday inuu run yahay 100%

12qodob ayuu shegay qoraal baan idinkula wadagaya ama link gaso dhigaya

Lkn 4 su.aalod kaso jawaba team caafimaadaw

1) 7sano ayaad caafimad baranaysa mxd unoqon wayday qof takhasus ah ?
2) mxd 10sano caawiye utahay ?

3 ) kalsooni maku qabtaa cilmigad wakhtiga intaa leeg galisay hadii jwbtu tahy haa
Maxa lo wayay qof wadanka jooga oo wax barty oo loo daba fadhiisto cilmigii

4 ) dumarka ayaa su.aashan iska leh

Mxd lowayay gabadh fumisa qaliinada sanadkasta dadka faadimadka kabaxa 70% dumare?
▪mxy dumarka wadanka jogaaa ragu uqalaan iyadoo intaaso hablood oo wax barty jogaan sababta keen?

▪MXD dumaraw busineska ubaran waydeen hadaa aragteen kuwii idinka horeyay oo aan caafimadka waxba ka keenin markaa aragteen?

)

Aniga iyo bunka ama caffe gaWaxa iga hysta hadaan cabo 2cisho masexdo waa sojedaa uuun Shalay galab ayaan cabay sidi baa...
14/10/2023

Aniga iyo bunka ama caffe ga
Waxa iga hysta hadaan cabo 2cisho masexdo waa sojedaa uuun
Shalay galab ayaan cabay sidi baan usojedaa oo xataa iminka hurdo ima hayso ilaa cawa sidasan ahanayaa

Waaa ka shikisanahy caffe gaas oo waxan umalaynaya waxan malaha daroogo ayaa lagu daraa

Hurdadii dhimashada -------;;;;::::::::::::::::::::::::Waligaa intaad mudo bil ah safar iyo shaqoyin adag qabty oo hurda...
08/10/2023

Hurdadii dhimashada
-------;;;;::::::::::::::::::::::::
Waligaa intaad mudo bil ah safar iyo shaqoyin adag qabty oo hurdadii kugu yaraty
Subax uun

Guri cidlo ah ma sexaty markad saladii subax tukaty
Oo malintuna tahay sabti
4cisho ma huruday oo aanad mar qudha xataa toosin

Malintii 5aad goor sacadu tahay 10kii dubaxnimo maraya baraarugty kadib sacada mobilke ma fiirisay waaba 10kii subaxnimo ma ba istidhi wadigii saladii subax sexdee kuceli hurdadii oo malintii 5aadna sidaa maku dhamaysty

Maso kacday malinkii 6aad adigoo daal fara badan iyo tabar dari daremaya

Lkn aad moodayso inaad malin dhamays ah huruday

Kadib malinta saladihii ku dhafay ma tukaty
Lkn ogaw 6cisho saladoodii baa lagugu leyahay

Mobilkii ma eegty 148 misscal baa ku tagan
Ma naxady oo ma furty lambarada kuso wacay
Sidaa markad u eegty maragty qofkii kugu horeyee kuso wacay inuu kuso wacay 5days ago

Yaab adigo isleh maxa khaldan
Masage ka ma eegty 15 masege baa tagan
Oo ah mx ku helay ee aad lambrka uqaban wayday

Hadana adigoo isleh malaa waad walaty maskaxdaadu caadi maaha
Whatspka ma furty 40cod maa yaal fariimaha qoraalka ah iyagu waa tiro beleen

Kadib ma wacday dadkii qofkii ugu horeyee kula hadlaa ma kuyidhi war ma noshahay
Adigo isla yaaban matidhi alxm
Kadib ma dhigty lambrkii qofkii aad wacday dadkii oo dhan ma ogaysiyay inaad nooshay oo isaga aad la hadashay kadib

In yar kadib dadkii oo dhan makuso wacee jaam ma gashay mx ku hely xagd jgtaa
Miyaa lagu xidhay

Run noosheeg oo halkee jgtaa

Kadib lambrkii ma dansty hadana
Ilaa iminka oo la jogo dadkii barigaa ku ogaa inaad 6cisho huruday

Makaa aamin san yihiin inaad maan dooriye isdicmashay
Oo malagu dhahaa mxd cunty ama cabty barigii adigu se ma aaminsnthy inaad malin huruday

29/06/2023

Jimce wanagsan

24/06/2023

Qurux ku dhiigle runta ayaan ku jecelay

Address

Hargeisa

Telephone

+2524263074

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haaji Casse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haaji Casse:

Share