Bint Ahmed

Bint Ahmed Hadal yar iyo hawl badan

Available 🥰
24/06/2023

Available 🥰

05/08/2021

Jamashooy waxba ha tarin
Jarka debecsanaw ciir
Ballankii jabaw dood
Beeneey jilbaha dhigo
Jirka gaagaxaw baga
Dhimo uur jileecow

19/04/2021

Murdisiyo walaalkay
Haduu miiq ku dheer yahay
Yaan masayrku kugu dirin
Taladiyo mudnaantuna
Madax taag ma noqotee
Intaan lagala maarmayn
Murtideeda waydii
Nin ku yidhi masaa nahay
Mar la qaad talaabada

07/03/2021

√Uf qapiilka anaa leh
√Wuxuun baa ku adeegta
√Nin iskii kartidiisa
√Isagoon cid ku tiirsan
√Isu taagi karayn
√Una haysta ateero
√Ayaantuu danbi gaysto
√Laga hoos galo eeda
√Ayid waad is xigtaaniyo
√Idinkaa isku reeriyo
√Aqligii lixdankii
√Maanta iib gali maayo
√Sidan aaminsanayna
√Abkuu doono ha sheegtee
√Wuxuunpaa ehel ii ah
√Dadka kaan af aqaano
√Zi wax iila Arkaaya ee
√Na midayso ujeedo

23/02/2021
03/02/2021

Heer baa la gaadhaa
Haybadiyo karaamada
Rabi kugu hagoogoo
Adigoo ku hawshoon
Ama hoorsan baabaco
dadku kugu hadaqaan

29/01/2021

Warwar kaama galo
cadow aad war Isku haysaane
Waa waxyeelo ruux
kuugu maqan
waadna filataaye
Waxse aad ka soo waaqsan
oo wiiqa nolashaada
Wehelkaaga saaxiib ah oo
wax xun ka sugaynin
Dhan markuu wanaag
kaaga falo wedna Kula raadsho
🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

04/01/2021

Nin labaatan wiil liyo
Nimaan wali lamaanin
Lixdan nimay u fooftiyo
Nimaan layli raranaynin
Nimay lacagtu laban laabatiyo
Liiro midaan haysan
Nin karuur ladaabtiyo
Nimaan laxi u dhiiqaynin
Mar hadaan midnaba
Laasanayn waxa uu laacayo
Maxaan Kagan lugo'ayaa
Aduun ma laha libane

Address

Hargeisa

Telephone

+252634071410

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bint Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share