Shopmunabeauty

Shopmunabeauty MUNA Beauty LTD is an affordable international cosmetic brand combining culture and inclusivity.

Ready in Red! 💋      💄
27/08/2023

Ready in Red! 💋

💄

Wonder world of n**e 👌      💄
27/08/2023

Wonder world of n**e 👌 💄

Salam hablo waxaan idin wada bushaaro taaso ah carwo lagaga furayo maalinta sabtida insha allah Hotel Ambassador wadadii...
22/06/2023

Salam hablo waxaan idin wada bushaaro taaso ah carwo lagaga furayo maalinta sabtida insha allah Hotel Ambassador wadadiisa carwadas oo aad ka helaysa alaabo aad u kala duwan sida :—-

Dhar dumar (cabaayado gaar lo sameyay ) (custome made abayas)

Qurxinta iyo alabaha laysku qurxiyo adeego aad u tiro badan kuna xiiso galinaya waxa kale carwada kuugu diyar aha qiimo dhimis aad ku cajabin doonta

Date: 24th June 2023, 10AM
Location: Ambassador Road, Hargeisa
Whats app: 636585092

See you 😘

Back in stock! Which colour will you choose? 😍
07/04/2023

Back in stock! Which colour will you choose? 😍

Take care of your skin ladies and Gents ☀️
09/08/2022

Take care of your skin ladies and Gents ☀️

Get your very own MB Face Palette
09/08/2022

Get your very own MB Face Palette

Back & better! Hey Ladies & gents missed us? 😎
09/08/2022

Back & better! Hey Ladies & gents missed us? 😎

Assalamu alaikum! Saw ma fiicnid? * Ma rabtaa inaad ahaato Makeup Artist oo aqoon leh?* Ma jeceshahay inaad bilowdo bara...
05/06/2021

Assalamu alaikum!

Saw ma fiicnid?

* Ma rabtaa inaad ahaato Makeup Artist oo aqoon leh?

* Ma jeceshahay inaad bilowdo barashada isqurxinta sabtigan, 29-ka May 2021?

* Ma rabtaa kalsoonida si ay u bilaawdo ganacsi qurxin?

* Ma rabtaa inaad bilowdo iibinta alaabooyinka qurxinta?

* Ma dooneysaa inaad lacag sameyso qalinjabinta kadib?

Haddii jawaabtaadu HAA tahay su'aalahan oo dhan?

Iska qor MAANTA jaamacadda Gollis!

Axad ilaa iyo Axada soo socota 8 AM subaxnimo ilaa 8 PM fiidnimo

Gollis University, Hargeisa
(u dhaw deero mall)

Hogaamiyaha koorsada:
Muna Jama
(+252) 63 6585 092

Apply now to join  Makeup Course at Gollis University, Hargeisa 💄
07/11/2020

Apply now to join Makeup Course at Gollis University, Hargeisa 💄

Assalamu alaikum! Saw ma fiicnid? * Ma rabtaa inaad ahaato Makeup Artist oo aqoon leh?* Ma rabtaa inaad baratid xirfadah...
15/08/2020

Assalamu alaikum!

Saw ma fiicnid?

* Ma rabtaa inaad ahaato Makeup Artist oo aqoon leh?

* Ma rabtaa inaad baratid xirfadaha qurxinta?

* Ma rabtaa kalsoonidaada si aad u kobciso midha dhal keedana aad aragto?

* Ma rabtaa inaad bilowdo iibinta alaabooyinka qurxinta?

* Ma dooneysaa inaad lacag sameyso qalinjabinta kadib?

Haddii jawaabtaadu HAA tahay su'aalahan oo dhan?

Iska qor MAANTA jaamacadda Gollis!

Axad ilaa iyo khamiis 8 AM subaxnimo ilaa 8 PM fiidnimo

Gollis University, Hargeisa
(u dhaw deero mall)

Hogaamiyaha koorsada:
Muna Jama
(+252) 63 6585 092

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shopmunabeauty posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category