19/12/2023
Xukuumada Muse Bihi Abdi aay ku hawlan qqq xil ka qaadis kuwada mayorka caasimda Abdikarim Ahmed Mooge iydoo doonysa in aay mayor caasimda kadhigto Ahmed Yoonis Juxa waxa xusidmudan in juxa ahaaa xoghaye hor fulinta ee golaha deegaanka ee h**e ee uu hogaaminyey Md Abdirahman Aideed "soltelco" sidoo kale waxa mucraaarda aan loo meel dayin oo aan sal iyo Raad toona aan lahay wada Xildhiban Jamal Aden Diriye oo haybahaan is xildhiban Xoghaye Ahmed Yoonis Juxa kaaso habeenid u danbeeye ka shaqyeen sidii looga tuurilaah mayro caasimda xilka mayornimo
Reer hargisa maxaa kala gudboon arinkaaa?
Rayigaagu wa muhim.