24/06/2025
Dalbo Farsamo yaqaanada sariiraha adeega ay qabato waxaa ka mida
☯️ Furfurka Sariiraha dibada Nooca Turkey.China.Qalab xafiisyada Nooc walba .
Waxaa laguugu imanayaa halka aad joogto. Magaalada Hargeysa
Lasoo hadal lambaradan
063-4026163
0634250059