Amiir haddi media

Amiir haddi media Madadaalo ,warar, iyo sugaan

22/08/2026

ciidamada degaanka xaqu diirirka beesha samaroon ayaa gudaha u galay hada degaanka osoli

30/03/2026

Ciidamada deganka ee beelaha samaroon ayaa ila hada raadinaya firxadka jabhadii ciise ee ka soo duushay itoobiya iyagoo wacad ku maray inay soo afjari doonan waqti dhow

29/03/2026

jabhadii ciise ee ka soo duushay dalka itoobiya oo firxadkoodi laga baadi goobayo degaano hoos imaada degmada saylac
Ciidamada beelaha samaroon ee deganka ayaa ku raadjooga ilaa hada
Hawlkana ayaa lagu magac daray sifaynta" budhcada" ka soo talowday xadka

29/03/2026


Dagaal culus ayaa saaka ka bilaabmay deegaan ku dhow Osali, iyadoo la maqlayo rasaas xooggan iyo hub culus oo ay dhinacyadu isku adeegsanayaan.

26/03/2026

warbixin kooban dagaalkii maanta deganada sheed dheer
Beeshe ciise ee ka soo duushay itoobiaya
13 dhimasho
8 dhaawac
Dadka deganka ee beelaha samaroon
Dhaawac 3 qof
Waxa dhimashi ma jirto

20/02/2026

Beesha ciise oo kolba qolxad la soo ordaysa hhh sacaboolay bay moodayeen samaroon inkaarba ku dhacday beeshi ciise

14/02/2026

Dagdag : dagaal toosa Oo u dhexeeye gadabuursi ciise ayaa ka bilaamay galmadoobe Oo ka tirsan heemal

08/02/2026

Samaroon waa dad gob ah

05/02/2026

Ciidamada samaroon ee xaqu dirirka ee gobolka salal
Video gan xaqiisa siiya

01/02/2026

Ciidamada beesha samaroon ayaa maanta cagta mariyey beeshi ciise yare

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiir haddi media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share