Bare Online Academy

Bare Online Academy Welcome to Bare Online Academy! Unlock your potential with expert-led online classes. Flexible schedules from 2 PM to 6 PM — all from home!

Trusted, licensed, and focused on real learning. Join us today — where your success begins!

26/01/2026
New Classes
22/09/2025

New Classes

10/07/2025

Check out Bare Online Academy’s post.

Ready to Learn English Online?
10/07/2025

Ready to Learn English Online?

Check out Bare Online Academy’s post.

11/05/2025

📢 Ku Soo Biir Bare Online Academy Maanta!

diyaar ma u tahay inaad horumariso xirfadahaaga luqadda Ingiriisiga oo aad qayb ka noqoto mustaqbalka Afrika? Bare Online Academy waxay hadda kuu diyaarisay diiwaangelinta ardayda cusub ama fasalo cusub oo online ah:

Saacadah fasalada

2:00 ilaa 3:00 galabnimo
3:00 ilaa 4:00 galabnimo
4:00 Ilaa 5:00 galabnimo
5:00 ilaa 6:00 galabnimo

Maxaad u Dooranaysaa
Bare Online Academy?

✅ Macallimiin Khibrad Leh
✅ Casharro Online ah oo Fudud
✅ Qiime Jaban – Kaliya $10 bishii!
✅ Koorsada Guud ee Ingiriisiga oo soconaysa 3 bilood, si ay kuugu xoojiso xirfadaha akhriska, qorista, dhageysiga, iyo hadalka

Faahfaahinta Koorsada:

📅 Taariikhda Bilaabashada: Sabti, 15/5/2025
💵 Qiimaha Bishii: $10
💳 Hababka Lacag Bixinta:
• ZAAD: 471021
• E-DAHAB: 730666
🎓 Waxaad awood u leedahay inaad hal mar bixiso lacagta saddexda bilood oo dhan!

Halkaan, Afrika way kacaysaa. Qayb ka noqo safarka!

📞 Wixii macluumaad ah ama diiwaangelinta ah:
• 0634475025
• 0659890844

Waxbarashadu waa hubka ugu awoodda badan – is Diiwaangeli maanta oo bilow dhisidda mustaqbalkaaga

11/05/2025🛑 Ogeysiis! Ku Biir Koorsada: Fahamka IELTS!Ma rabtaa inaad si fudud u fahamto imtixaanka IELTS oo aad gaadho ...
11/05/2025

11/05/2025

🛑 Ogeysiis! Ku Biir Koorsada: Fahamka IELTS!

Ma rabtaa inaad si fudud u fahamto imtixaanka IELTS oo aad gaadho natiijo sare? *Bare Online Academy* waxay kuu diyaarisay koorso dhameystiran oo socon doonta hal bil, si aad si qoto dheer ugu barato:

✅ Qaab-dhismeedka IELTS (Listening, Reading, Writing & Speaking)
✅ Tabaha iyo xeeladaha guusha
✅ Khaladaadka caamka ah iyo sida looga fogaado
✅ Layliyo wax-ku-ool ah iyo dib-u-eegis dhab ah

📌 Macallinka: Abdisalan Ikhwaani
📍 Goobta: Google Meet
📢 Casharrada: Waxaa lagula wadaagi doonaa group fasalka ardayda ee Telegram

Lacagata fiiga: 20$

Isdiiwaangeli Maanta oo Bilow Safarkaaga Guusha!

📞 La xidhiidh:
📲 Telesom: 0634475025
📲 Somtel: 0659890844

💳 Lacag Bixinta:
💰 Zaad: 471021
💰 Edahab: 730666

📍 Bare Online Academy –

08/05/2025

Ma rabtaa in aad luuqada English ta aad hab online ah ku barato. Ku soo biir Bare Online Academy oo heerkasta ( levels) ku dhamee 3 bilood oo kaliye waxaa Bare Online bishii waxaad bixinaysaa 5 dollar oo kaliya. Ka faaidayso oo maanta ku biir.

Address

Shacab Main Raod
Hargeisa

Telephone

+252634013296

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bare Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bare Online Academy:

Share