HASI Consulting

HASI Consulting We provide quality-consulting services including strategic management, leadership development, etc. to our clients in the Horn of Africa.

📣 Hal maalin ayaa ka hadhay tababarka Content marketing strategy 🎯Waxaa uu bilaabmayaa 25-ka bisha August.📞 Soo garaac t...
23/08/2026

📣 Hal maalin ayaa ka hadhay tababarka
Content marketing strategy 🎯

Waxaa uu bilaabmayaa 25-ka bisha August.

📞 Soo garaac taleefankan si aad uga qayb-gashid Content Marketing Strategy Training 🚀📱WhatsApp: +252 63 422 2191

🎓 Baro sida loo sameeyo Content Marketing Strategy wax-ku-ool ah oo ganacsigaaga iyo sumaddaada kobciya.

🔥 Ha seegin fursaddan!

📲 Hadda isdiiwaangeli —

Bushaaro! Bushaaro! Buraasho! Meelkasta oo aad Dunida kaga Nooshahay. HASI Consulting waxay kuu dirayaarisay tababarka Q...
19/08/2026

Bushaaro! Bushaaro! Buraasho! Meelkasta oo aad Dunida kaga Nooshahay.
HASI Consulting waxay kuu dirayaarisay tababarka Qorshaha Istiraatiijiyadda “Strategic Plan” ee ganacsigaaga iyo naftaadaba aad ugu samayn karto qorshayaal mustaqba oo horu-samaad leh.

Tababarku wuxuu ka ka qabsoomayaa Hargaysa, Xarunta HASI. Sidoo kale wuxuu ku baxayaa hab tabin toos ah “Live Online” oo aad ka soo gali karto aduunka meel kasta oo aad joogto.

Waxaad ka baran doontaa Tabaha, xirfadaha, farsamooyinka iyo agabka la adeegsado si loo sameeyo qorshe mustaqbal oo ifaya. Nagala soo xidhiidh Whatsapp: +252634222191 ama [email protected].

📣 H**E ISU DIWAANGALI! 🎯📞 Soo garaac taleefankan si aad uga qayb-gashid Content Marketing Strategy Training 🚀📱WhatsApp: ...
18/08/2026

📣 H**E ISU DIWAANGALI! 🎯

📞 Soo garaac taleefankan si aad uga qayb-gashid Content Marketing Strategy Training 🚀📱WhatsApp: +252 63 422 2191

🎓 Baro sida loo sameeyo Content Marketing Strategy wax-ku-ool ah oo ganacsigaaga iyo sumaddaada kobciya.

🔥 Ha seegin fursaddan!

📲 Hadda isdiiwaangeli —

17/08/2026

Haddii aad tahay ganacsade ama nuxursameeye (Content Creator), xarunta HASI Consulting ee Hargeysa waxay kuu diyaarisay Tababarka Istiraatijiyadda Suuqgaynta Nuxurka (Content Marketing Strategy Training). Waxaanad sidoo kale ku qaadan kartaa tababarkan qaab online ah.

Tababarku wuxuu kaa caawinayaa inaad:
✓Dhisto kalsoonida ganacsigaaga.
✓Noqoto meel xog iyo aqoon laga raadiyo.
✓Baraha bulshada uga dhigto ganacsigaaga xarun warbaahineed oo si joogto ah u soo saarta nuxur.
📅 Wuxuu Bilaabmayaa: 25-ka August 2026
⏳ Muddada: 3 maalmood
📱 WhatsApp: +252 63 422 2191
📧 Email: [email protected]

15/08/2026

Halkee ayuu u socdaa hogaamiyaha wanaagsani?
HASI Consulting

11/08/2026

Hogaamiyaha wanaagsan!!

10/08/2026

Hogaamintu maxay ku xidhan tahay?

09/08/2026

Ma noqon kartaa hoggaamiye? 🧭
💡 aragti
🎯 hadaf

04/08/2026

Haddii aad tahay ganacsade ama nuxursameeye (Content Creator), HASI Consulting ee Hargeysa waxa uu kuu diyaariyey Tababarka Istiraatijiyadda Suuqgaynta Nuxurka (Content Marketing Strategy Training). Waxaanad sidoo kale ku qaadan kartaa tababarkan qaab online ah.

Tababarku wuxuu kaa caawinayaa inaad:

✓Dhisto kalsoonida ganacsigaaga.
✓Noqoto meel xog iyo aqoon laga raadiyo.
✓Baraha bulshada uga dhigto ganacsigaaga xarun warbaahineed oo si joogto ah u soo saarta nuxur.

📅 Wuxuu Bilaabmayaa: 12-ka August 2026
⏳ Muddada: 3 maalmood
📱 WhatsApp: +252 63 422 2191
📧 Email: [email protected]

🎓 Gebo-gabadii Tababarka Samaynta Qorshaha Istiraatajiga ah oo si Guul leh loogu Soo Gabagabeeyey Xarunta HASI Consultin...
01/08/2026

🎓 Gebo-gabadii Tababarka Samaynta Qorshaha Istiraatajiga ah oo si Guul leh loogu Soo Gabagabeeyey Xarunta HASI Consulting. ✅

Address

1st Street, Burj Omaar Building, 3rd Floor, Room 301 & 302
Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634222191

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HASI Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HASI Consulting:

Shortcuts

Share