London Electrical Contractors

London Electrical Contractors Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from London Electrical Contractors, Business service, Hargeisa.

Adeegyada shirkada LEC Scannerka dhamaantood haday noqoto full body scanner ama hand held scannerska qacanta lagu mariyo...
04/07/2016

Adeegyada shirkada LEC
Scannerka dhamaantood haday noqoto full body scanner ama hand held scannerska qacanta lagu mariyo dadka I.W.M

Shirkada LEC waxay kuu keentay oo ay kuu rakibaysaa qalabka (Guard patrol system) kuuna sahlaya inaad ogaato securityga ...
04/07/2016

Shirkada LEC waxay kuu keentay oo ay kuu rakibaysaa qalabka (Guard patrol system) kuuna sahlaya inaad ogaato securityga kaaga shaqeeya meheradada in uu si fiican u shaqaynayo iyo inkale isla markaana aad computerkaaga kala socon kartid dhaqdhaqaaqa ay ku soo kor meerayaan meheradaada ama gurigaaga

Amaano boarding &Day School CCTV Cameras set up by LEC Waa mid ka mida dugsiyada ugu waaweyn soomaaliland oo aanu ka hir...
09/05/2016

Amaano boarding &Day School CCTV Cameras set up by LEC
Waa mid ka mida dugsiyada ugu waaweyn soomaaliland oo aanu ka hirgelinay adeega CCTV-GA.
Waxaanu idiinku soo dhaweynaynaa gacmo furan

securty alarm system
08/01/2016

securty alarm system

08/12/2015

Weriye Faysal Fifa Royal Tv Hargeysa

kor u qaad amniga meheradada isla markaana ku xidh qalabka Security system isla markaana hadii la jabsada ama la furto m...
29/11/2015

kor u qaad amniga meheradada isla markaana ku xidh qalabka Security system isla markaana hadii la jabsada ama la furto meherada uu ku qaylin doono qalabkaasi, soona wici doono telefoonkaga qacanta isagoo kuu sheegaya in meheradaadi ama gurigaagi la galay ama la jabsaday si aad u hesho systemkan la xidhiidh LEC

Shirkad LEC waxay kuu keentay adeega biyaha lagu kululeeyo iyadoo laga faa'idaysanayo ilayska qoraxda isla Markaana aad ...
18/11/2015

Shirkad LEC waxay kuu keentay adeega biyaha lagu kululeeyo iyadoo laga faa'idaysanayo ilayska qoraxda isla Markaana aad ka raysandoonto qarashkii kaaga bixi jiray biyo kululeynta arbeekooyinka ama guryahaba. Awoodna aad u yeelan doonto maamulida had a heerka kulaylka aad rabto

LONDON ELECTRICITY CONTRACTORS
07/11/2015

LONDON ELECTRICITY CONTRACTORS

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Friday 06:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

634419393

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when London Electrical Contractors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share