05/03/2024
Saadaali kulanka ugu danbeeya ciyaaraha horyaalka horyaallada Somaliland oo ku guuleyso $20 🥳
Shuruudaha tartanka:
1. Waa inaad jawaabtaada ku reebta dhanka faallada kahor inta aanay ciyaartu bilaabmin.
2. Waa inaad like saartaa bogga shirkada.
3. Waa inaad share garaysaa postigan.
4. Hoos uga wac 3 kamid ah saaxiibadaada Facebook.
FG. Haddii ay dhawr qof saadaasha saxaan waxa loo kala xuli doonaa hab nasiib ah.
Nasiib wacan.