Mustafe xadi

Mustafe xadi xadi

1-1 half time ciyaar waali ah 🔥🔥Qalad weeyn oo mar kale ka imaaday goolhaye Oblak ayaa nafta kuso celiye Real Madrid, ci...
18/01/2024

1-1 half time ciyaar waali ah 🔥🔥

Qalad weeyn oo mar kale ka imaaday goolhaye Oblak ayaa nafta kuso celiye Real Madrid, ciyaar lagu heestay garoonka Metropolitan ee kooxda Atletico Madrid..

Second half yee guushi raaci kartaa? Kubad furan waye

20/11/2023

Hi

Wan obogay
07/06/2023

Wan obogay

20/04/2023
Sidii ayaa lagu sii garaacay Real Madrid Oo Yacni Barce ay dhaawacyo xidigo ugu maqnaayeenLugta labaad iyo Cam Nou
02/03/2023

Sidii ayaa lagu sii garaacay Real Madrid Oo Yacni Barce ay dhaawacyo xidigo ugu maqnaayeen

Lugta labaad iyo Cam Nou

Maxaad kala socotaa Damaca Ciidanka Putland iyo kooxa huwanta lagu sheegay..?Xog culus:- ilo xogogaala oo diirrada ku ha...
02/03/2023

Maxaad kala socotaa Damaca Ciidanka Putland iyo kooxa huwanta lagu sheegay..?

Xog culus:- ilo xogogaala oo diirrada ku haya dhaq-dhaqaaqa kooxaha huwanta ah ayaa qorsheeyey kaartooyin cusub oo ay ku dagaal galayaan,

Waxaaney Caawa ilaa maanta Huwantu qabteen labo shaqo 1- waxay baabuurtii ciidanka Puntland iyo Soomaaliya ka masaxeen calaamadihii h**e waxaanna lagu sawiray calanka khatumo.

2: waxay dhowr gaadhinna ku sawireen calaamada ciidanka Qaranka waxa ay doonayaan inay hadhow dhahaan waan qabsanay.

Kuwaas oo ay ugu talo galeen inay niyada ugu dhisaan shacabkii ay baro kiciyeen oo labadii cisho ee ugu dambeeyey niyad jabsanaa.

Sii faafi xogtan ogaalkeedu waa muhiim

Maayirka Laascaanood ayaa ku baaqay in talaabooyinkan la qaado si loo dejiyo xaalada Laascaanood.“1:-In Laascaanood iyo ...
02/03/2023

Maayirka Laascaanood ayaa ku baaqay in talaabooyinkan la qaado si loo dejiyo xaalada Laascaanood.

“1:-In Laascaanood iyo nawaaxigeeda laga Saaro ciidamada Somaliand .

2:-in shacabka hubaysan laga saaro magaalada si loo soo celiyo noloshii magaalada

3:-In Gargaarkii Bani Aadanimo la soo gaadhsiiyo dadkii dhibaatada ay samaaysay .”

" Ciidanka Qaranka Somaliland waa Geesiyaaal Suurta Galiyay Horumarka Maanta Somaliland Gaadhay " Madaxwynaha Somaliland
02/03/2023

" Ciidanka Qaranka Somaliland waa Geesiyaaal Suurta Galiyay Horumarka Maanta Somaliland Gaadhay " Madaxwynaha Somaliland

02/03/2023
02/03/2023

Deg Deg:-Suuqa magalada Jigjiga ayaa dab xoogani ka kacay saaka.Ciidanka deegaanka iyo dadka shacabka ayaa ku hawlan sidii loo damin lahaa dabkaas.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa yidhi " Qalalaasihii ka dhashay arxan-darradii Muuse Biixi ee ka dhan ka ahayd dad ra...
01/03/2023

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa yidhi

" Qalalaasihii ka dhashay arxan-darradii Muuse Biixi ee ka dhan ka ahayd dad rayid oo bannaan-baxayey waxa ay isu beddeshey dagaal-xaaraan ah oo looga soo horjeedo jiritaanka Somaliland oo ay wadaan xulufadii keligii taliyihii Siyaad-barre .

Waa in aan u midownaa sidii aan Somaliland uga badbaadin lahayn kuwan isa soo baahaystay…."

Address

Hargesa

Telephone

+252634084820

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustafe xadi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mustafe xadi:

Share