Almis Waste Managment & Sanition Service

Almis Waste Managment & Sanition Service Shirkadan, Magaceedu waa; Almis waste Management & Sanitation Services, waxa ay Adeega Qashin qaadka u qaabilsan Bulshada Degmada 26-june.

ALMIS Waste Management and Sanitation Services waxay bixisaa adeeg nadaafadeed oo Door to Door ah, iyadoo qashinka si to...
18/07/2026

ALMIS Waste Management and Sanitation Services waxay bixisaa adeeg nadaafadeed oo Door to Door ah, iyadoo qashinka si toos ah uga ururisa guryaha, ganacsiyada, iyo hay'adaha. Shirkaddu waxay ku shaqaysaa shaqaale tababaran iyo gawaadhi casri ah si loo hubiyo nadaafad, bilic, iyo deegaan caafimaad qaba.
Tell: 523578
Hargeisa, Somaliland

Saadaali Ciyaarta france vs Spain  soo dheh page  saar postiga Almis Waste Managment & Sanition Service
14/07/2026

Saadaali Ciyaarta france vs Spain
soo dheh page
saar postiga

Almis Waste Managment & Sanition Service

Day 3– 13Juun 2026Shirkadda Almis Waste Management and Sanitation Services waxay door muuqda ka qaadatay kor u qaadista ...
13/07/2026

Day 3– 13Juun 2026

Shirkadda Almis Waste Management and Sanitation Services waxay door muuqda ka qaadatay kor u qaadista nadaafadda Degmada 26 June iyada oo hirgelisay hab casri ah oo Door-to-Door Service ah.

Nidaamkan wuxuu xaqiijiyaa in adeegga ururinta qashinku si toos ah ugu yimaado guryaha iyo goobaha ganacsiga, taas oo sare u qaadday hufnaanta adeegga, bilicda deegaanka, iyo caafimaadka bulshada.

Habkan casriga ah ayaa ka dhigay Degmada 26 June degmo lagu daydo, isla markaana la jaanqaadaysa heerarka maareynta qashinka ee magaalooyinka casriga ah. Almis waxay sii waddaa bixinta adeeg tayo leh oo ku dhisan joogteyn, isla xisaabtan, iyo u adeegidda bulshada

JIMCE MUBARAK Dhammaan Shaqaalaha Kala Duwan ee Shirkadda Almis Waste Management and Sanitation ServicesTell: 523587Harg...
09/07/2026

JIMCE MUBARAK

Dhammaan Shaqaalaha Kala Duwan ee Shirkadda Almis Waste Management and Sanitation Services

Tell: 523587
Hargeysa, Somaliland
Degmada 26 June

Adeegga nadaafadda ee Degmada 26 June wuxuu gaadhay heer tayo sare leh, taas oo ay sabab u tahay dadaalka iyo hufnaanta ...
09/07/2026

Adeegga nadaafadda ee Degmada 26 June wuxuu gaadhay heer tayo sare leh, taas oo ay sabab u tahay dadaalka iyo hufnaanta Almis Waste Management and Sanitation Services. Shirkaddu waxay si joogto ah uga shaqaysaa ururinta iyo maaraynta qashinka, iyadoo bixisa adeeg la isku halayn karo oo ka qayb qaata nadaafadda, bilicda, iyo caafimaadka deegaanka.

πŸŒ… Subax wanaagsan!Saaka shaqadu waxay noogu bilaabatay jawi deggan, niyad wanaagsan, iyo diyaar-garow buuxa oo loogu ade...
08/07/2026

πŸŒ… Subax wanaagsan!

Saaka shaqadu waxay noogu bilaabatay jawi deggan, niyad wanaagsan, iyo diyaar-garow buuxa oo loogu adeegayo bulshada.

Kooxda Almis Waste Management waxay sii waddaa dadaalka ay ugu jirto ilaalinta nadaafadda deegaanka iyo bixinta adeeg hufan oo tayo leh.

Waxaan dhammaan bulshada u rajaynaynaa maalin barako leh, guul iyo wax-soo-saar badan.
Almis Waste Management – Nadaafad, Adeeg iyo Kalsooni.

Maamulka Sare Ee  Shirkadda Almis Waste Management and Sanitation Services, waxa ay Hanbalay iyo bogaadin u dirayaa dham...
26/05/2026

Maamulka Sare Ee Shirkadda Almis Waste Management and Sanitation Services, waxa ay Hanbalay iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha kala duwan ee shirkadda Almis; munaasibadda barakaysan ee Ciidul Adxaa awgeed.

Maamulka Shirkaddu waxa uu idiin rajaynayaa ciid farxad leh oo ku dheehan Caafimaad, nabad, barwaaqo iyo bash-bash.

Waxa kale oo Maamulku u idiinka mahadcelinayaa dadaalka iyo shaqada wanaagsan ee aad Bulshada ugu adeegaysaan ilaalinta nadaafadda iyo bilicda Feegaanka.

Ilaahay haydinku gaadhsiiyo ciidan ciideeda caafimaad qab, kheyr, horumar iyo farxad joogto ah.

πŸŽ‰ Ciid Mubaarak πŸŽ‰
Dhammaan shaqaalaha iyo shacabka Soomaaliland..

Mareeyaha Shirkadda Almis Waste Management waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha kala duwan ee shi...
20/03/2026

Mareeyaha Shirkadda Almis Waste Management waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha kala duwan ee shirkadda Almis, munaasibadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed.

Mareeyuhu waxa uu ku ammaanayaa shaqaalaha dadaalka, daacadnimada iyo hawlkarnimada ay u muujiyeen shaqadooda, kuwaas oo door weyn ka qaatay horumarka iyo sumcadda shirkadda. Waxa uu xusay in guul kasta oo ay shirkaddu gaadho ay saldhig u yihiin shaqaalaha oo ah laf-dhabarta dhabta ah ee Almis.

Sidoo kale, waxa uu ugu duceeyay dhammaan shaqaalaha iyo qoysaskooda caafimaad, nabad, barwaaqo iyo in ay ku gaadhaan ciidan teeda kale bashbash iyo farxad. Waxa uu ku booriyay in la sii xoojiyo wada shaqaynta, is ixtiraamka iyo dadaalka si loo gaadho himilooyinka waaweyn ee shirkadda.

Ugu dambayn, Mareeyuhu waxa uu dhammaan bulshada Islaamka, gaar ahaan shaqaalaha Almis Waste Management, u rajaynayaa Ciid Mubaarak, sanadkan sanadkiisana ku gaadha nabad iyo barwaaqo.

Ciid Mubaarak!

24/02/2026

CSW

24/02/2026

Realistic and fact wisdom!.

Address

Degmada 26/june Ee Caasimada Hargaysa
Hargesa

Telephone

+252633990934

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almis Waste Managment & Sanition Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Almis Waste Managment & Sanition Service:

Shortcuts

Share