Telesom Electric Company

Telesom Electric Company Tayo waa Telesom Electric

Shaqalaha shirkada gar ahaan qaybta  Sales waxaa   u soo afmeermay Tobabar u socday muda 2 cisho ah Tobabarkaa oo ku saa...
14/07/2026

Shaqalaha shirkada gar ahaan qaybta Sales waxaa u soo afmeermay Tobabar u socday muda 2 cisho ah Tobabarkaa oo ku saabsanaa ( Communication Skills ).

Jimce wanaagsan
26/06/2026

Jimce wanaagsan

07/06/2026

Kormeerkii komishanka Tamarta ay ku soo maree, dib habaynta korantada ee ay shirkada Telesom Electric Company ay wado.

17/05/2026
22/03/2026

DIGNIIN MUHIIM AH
Waxaa dhammaan bulshada Somaliland lagu wargelinayaa inay si gaar ah uga digtoonaadaan khatarta korontada xilliga roobka.
Roobabka ayaa kordhiya halista shilalka koronto, sidaa darteed:
• Ka fogow biraha laydhka iyo meelaha biyuhu maraan
• Ha taaban xadhkaha korontada ama qalabka koronto ee qoyan
• Ka taxaddar meelaha biyuhu fadhiyaan ee laga yaabo inay koronto ku jirto
Fadlan:
Haddii aad aragto wax khatar koronto ah ama xaalad shil keeni karta, si degdeg ah ula xidhiidh lambarka Degdega ah 2088 ee shirkadda Telesom Electric Company.
Badbaadadaadu waa mudnaanta koowaad.
Mahadsanid.

Address

Dagmada Gacan Libaax
Hargesa
00252

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Telesom Electric Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share