Camaar Consultancy Firm

Camaar Consultancy Firm Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Camaar Consultancy Firm, Business consultant, Daruuraha, Hargeysa.

30/01/2026

Wasiirka cadaalada iyo wasiirka caafimaadku way ku mahadsanyihiin qaladkii ay sameeyeen inay ka garaabeen

13/11/2025

Dastuurka
Qodobka 25aad

22/12/2024

Shacabku waxay xaq u leeyiiin in xeerarka dufaacaya la sameeyo ee dastuurku shegay

22/12/2024

Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro ayaa ciidanka qaranka Somaliland awood buuxda u siiyay in cid kasta oo nabada Somaliland carqaladaysa ay fasax u yihiin in ay dalkooda ka difacaan isla markaana ay waajib ku tahay difaaca dalka iyo ilaalinta dawlada Somaliland.

Madaxwaynaha ayaa xusay in dhankooda nabad diyaar u yihiin balse cidii nabada dulaanku ah ay ciidanka qaranku fasax u yihiin.

28/08/2024

Dhagta dhiig haloodaro

23/06/2024

Aduunyo
Imtixaanka ayaa ilaalada la xoojiyay baa loo mudaharaadayaa oo macalinka ilaalinaya loola dagaalamayaa
Gabiley

Xukuumada hadba joogtaa hakudadaasho inay dabaqdo 32aad ee Dastuurka JSL oo aanay qofna u xidhin fikirkiisa.Haday doonto...
21/09/2023

Xukuumada hadba joogtaa hakudadaasho inay dabaqdo 32aad ee Dastuurka JSL oo aanay qofna u xidhin fikirkiisa.
Haday doonto inay u xidhana ha dabaqdo 25 ee Dastuurka JSL oo warqada qabashada (WARRANT) haka dalbato maxkamada.

Ilayn maxkamadu u diidimayso warqada qabashada (WARRANT) Booliska oo rumaanba way u dirtaa markay horheeyaan

25/10/2020

HEL QAREEN KUUGU ADEEGA SI HUFAN

Address

Daruuraha
Hargeysa

Telephone

+252634685932

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Camaar Consultancy Firm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share