31/01/2017
- ?
Biyo-la’aanta ama biyo-yarida, oo afka qalaad lagu yidhaahdo “ ” waxaa asal u ah dhowr qodob oo kala duwan loona kala saari karo kuwo dabiici ah iyo kuwa aanan
dabiici aheyn, (kuwo ay dadku sababaan iyo kuwo ayna dadku sababin waxna ay ka qaban karin):
Qobodaba dabiiciga ah ee sababa biyo-yarida waxaa asaas u ah
Tirada roobka oo yar isla markaana uu badan yahay uumi-baxa biyaha ayada oo ay sabab u tahay hawada kulul. Arrintani waa mid ku kooban waddamada ay hawadoodu kulushahay sida qaaradda inteeda badan, Bariga dhexe, qeybo ka mid ah iyo . Farqiga u dhexeeya roobkii da’ay iyo uumi-baxa, oo ah biyaha dib ugu noqonaya hawada,oo aad u yaraada waxa uu sababayaa in ay hoos u dhacaan biyihii soo hadhi lahaa.
Iyada oo ifafaalaha cusub ee loo yaqaanno uu dhibaatooyin weyn u geystay jawiga adduunka isaga oo meelna abaar iyo qaleyl ku riday (sida Koonfureed) meelna fatahaadyo ku furay, sida , iyo . (Qodobkane wax lagama qaban karo).