Wariye khadar maxamed

Wariye khadar maxamed HSI Consulting is an independent global business, Financial Management, Security Analyst, Lobbying, Training, Communication and Digital Media advisory firm

21/11/2025
27/09/2025
27/09/2025

President | Republic of Somaliland

01/04/2025
Fanaaniinta Maxamed Cirro iyo Cabdiraxmaan Oday ayaa Abwaan Daaha Gaas Ku Tilmaamay Jawharad Kamida Abwaanada Somaliland...
27/02/2025

Fanaaniinta Maxamed Cirro iyo Cabdiraxmaan Oday ayaa Abwaan Daaha Gaas Ku Tilmaamay Jawharad Kamida Abwaanada Somaliland oo Dalkiisa Difaaca.

Aaragtidaada?

Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay in soo dhaweyn loo sameeyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo dalka Imaaraadka Carabta...
13/02/2025

Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay in soo dhaweyn loo sameeyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo dalka Imaaraadka Carabta ku maqan. Sawirka madaxweynaha ayaa laga jaray shaaricyada Hargeysa oo maanta lagu dhejiyay.

 ; Abwaan Daaha Gaas oo mar kale hees ku soo karbaashay Xamar.Ma wadaagno isiriyo Xamareey abtoonee Diintiyo islaamnimo ...
13/02/2025

; Abwaan Daaha Gaas oo mar kale hees ku soo karbaashay Xamar.

Ma wadaagno isiriyo
Xamareey abtoonee
Diintiyo islaamnimo
Ma ilaashaana qudha

Intaad xaasid igu tahay
Anigana kalgacal iyo
Iga dheer xigaalnimo

Ma taasaan ahayn cadaw
Cadho ururtay dawlada
Ogsoonow dadkaygow
Nacab aan ahayn xamar
Kumalihin aduunyada

"Cabdiraxmaan Cirro waa nin maanta ummadda (Somaliland) ee kala tagtay isku dooni kara" Maayarka Caasimadda Cabdikariin ...
25/10/2024

"Cabdiraxmaan Cirro waa nin maanta ummadda (Somaliland) ee kala tagtay isku dooni kara"
Maayarka Caasimadda Cabdikariin Axmed mooge.

25/10/2024

Mooge lacagtii Uu Bixin Lahaa Waxa Uu Galiyay Wadooyinka iyo xaruumaha Dagmooyinka

SNM hadaan ku celinayaaye MA Nihin Deegaankayguna Maaha mid uu aaminsana yahay
07/10/2024

SNM hadaan ku celinayaaye MA Nihin Deegaankayguna Maaha mid uu aaminsana yahay

Address

Hargeysa

Opening Hours

Monday 08:00 - 14:00
Tuesday 08:00 - 14:00
Wednesday 08:00 - 14:00
Thursday 08:00 - 14:00
Saturday 08:00 - 14:00
Sunday 08:00 - 14:00

Telephone

+252-63-6700111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye khadar maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share