Somtel

Somtel ๐ŸŒ We're dedicated to delivering cutting-edge telecom solutions that keep you connected, no matter where you are.
(489)

From reliable mobile services to innovative data packages, we strive to provide seamless connectivity and exceptional customer care. Somtel is a leading Telecom and technology service provider with the widest network coverage in the Somali region. From our headquarters in Hargeisa and guided by our values, we are delivering an ambitious, new digital world to our 78% of telecom customers across Som

aliland, Somalia and Puntland - one of the region's fastest growing for mobile telecommunications. We have grown fast by investing in a superior communication infrastructure, and by harnessing the capacity of our people. We now offer voice, data and digital services to retail customers in our 3 markets in which our operations have telecoms licenses. We also offer enterprise solutions to corporate and public sector customers.

SAADAALI OO KU GUULEYSO $100! โšฝ๐Ÿ”ฅKulanka weyn: Arsenal vs PSGAdigu yaad u saadaalinaysaa guusha?Si aad uga qayb gasho:1. ...
30/05/2026

SAADAALI OO KU GUULEYSO $100! โšฝ๐Ÿ”ฅ

Kulanka weyn: Arsenal vs PSG
Adigu yaad u saadaalinaysaa guusha?

Si aad uga qayb gasho:
1. Like saar post-kan
2. Follow garee page-ka Somtel
3. Share garee postkan
4. Comment ku qor saadaashaada saxda ah.
5. Saadaasha waa in la soo dhigo ka hor inta aanu ciyaartu bilaaban

Qofkii si sax ah u saadaaliya natiijada, isla markaana buuxiya shuruudaha, waxa uu fursad u helayaa inuu ku guulaysto $100. Hadii dhawr qof saxaan, waxaa la eegayaa waqtiga.

๐…๐š๐ซ๐ซ๐ข๐ข๐ง ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ข๐ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐ฎ๐š๐ ๐Œ๐จ๐ ๐ก๐žโ€œAnigoo ku hadlaya ma...
26/05/2026

๐…๐š๐ซ๐ซ๐ข๐ข๐ง ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ข๐ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐ฎ๐š๐ ๐Œ๐จ๐ ๐ก๐ž

โ€œAnigoo ku hadlaya magaca Maamulka Shirkadaha ๐’๐จ๐ฆ๐ญ๐ž๐ฅ, ๐๐ฅ๐ฎ๐ž๐ค๐จ๐ฆ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ซ๐ž, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan macaamiishayada sharafta leh, shaqaalaha shirkadaha Dahabshiil Telecom, bah-wadaagta ganacsiga, iyo guud ahaanba ummadda reer Somaliland munaasibadda Ciidda awgeed.

Waxaan Alle ka baryayaa inuu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, isla markaana uu inooga dhigo Ciid farxad, nabad, caafimaad, barwaaqo iyo isku duubni leh.

Dahabshiil Telecom mar walba waxay bulshada la garab taagan tahay adeegyo fududeeya xidhiidhka, xoojiya wadajirka, isla markaana qayb ka noqda farxadda iyo horumarka bulshada.

Ciid Mubaarak.โ€

๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐ฎ๐š๐ ๐Œ๐จ๐ ๐ก๐ž
๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ

๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฆ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸฅณMacmiil shirkadda Somtel waxa ay kuugu ๐›๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š munaasibadda ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐š๐๐ฑ๐š awgeed inaad $๐Ÿ oo kaliya...
26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฆ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐Ÿฅณ
Macmiil shirkadda Somtel waxa ay kuugu ๐›๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š munaasibadda ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐š๐๐ฑ๐š awgeed inaad $๐Ÿ oo kaliya aad ku helayso ๐Ÿ•๐Ÿ ๐ฌ๐š๐œ๐š๐๐จ๐จ๐ internet iyo ku hadal aan ๐ฑ๐š๐๐๐ข๐๐ง๐š๐ฒ๐ง
si aad farxadda ciida ula qaadatid qoyskaaga iyo asxaabtaada
kaga shubo *๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ # oo ku raaxayso adeegyadda Somtel.

๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐Ÿ˜Xidhmooyin todobaadle ahhadda kaga shubo edahab adigoo garaacaya *๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ #sidoo kale kaga shubo ๐’๐จ๐ฆ๐ญ๐ž๐ฅ ๐’๐ฎ๐ฉ๐ž๐ซ...
25/05/2026

๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐Ÿ˜
Xidhmooyin todobaadle ah
hadda kaga shubo edahab adigoo garaacaya *๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ #
sidoo kale kaga shubo ๐’๐จ๐ฆ๐ญ๐ž๐ฅ ๐’๐ฎ๐ฉ๐ž๐ซ๐€๐ฉ๐ฉ.

Kala soo deg Appka somtel link gan hoose, oo is diiwaan geli maanta.
https://links.mysomtel.com/somtelapp

24/05/2026

Shirkadda Somtel ayaa si rasmi ah u daahfurtay adeegga cusub ee MABSUUD PLUS, kaas oo ah adeeg loogu talo galay shaqaalaha dowladda kana mid ah adeegyada ugu jaban ee ay shirkaddu soo bandhigtay.

23/05/2026

Xafladda Shaacinta Guulaystayaasha ee Ololaha ๐ŸŽ‰๐Ÿ†

Dad badan ayaa ku guulaystay abaalmarino kala duwan oo qaali ah , waxaana si toos ah dadka hortooda lagula xidhiidhay guulaystayaashii si loo guddoonsiiyo abaalmarinada kala duwan ee ay ku guulaysteen.

SAWIRO: ๐ŸŽ‰ Xafladda Shaacinta Guulaystayaasha ee Ololaha ๐—๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐Ÿฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ
21/05/2026

SAWIRO: ๐ŸŽ‰ Xafladda Shaacinta Guulaystayaasha ee Ololaha ๐—๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐Ÿฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ

21/05/2026

๐ŸŽ‰ Xafladda Shaacinta Guulaystayaasha ee Ololaha ๐ŸŽโœจ

Qaar ka mida macaamiisha Somtel ayaa maalintii 2aad ee Ololaha Jiilka 5aad ku guulaystay ๐ก๐š๐๐ฒ๐š๐๐จ ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ข ๐š๐ก ๐ŸŽ
17/05/2026

Qaar ka mida macaamiisha Somtel ayaa maalintii 2aad ee Ololaha Jiilka 5aad ku guulaystay ๐ก๐š๐๐ฒ๐š๐๐จ ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ข ๐š๐ก ๐ŸŽ

17/05/2026

๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐˜๐—ฒ๐—น ayaa door weyn ka qaatay ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ ๐—œ๐—ฉ๐—ฅ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ผ ๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ต, mid fududaynaya, dhegaysiga Radio Hargeysa ee mobilada, si bulshada loogu sahlo helitaanka wararka iyo barnaamijyada idaacadda.

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฟ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐˜๐—ฒ๐—น ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜‚๐—ฝ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ด ๐——๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฟ kana hadlay munaasabadda, ayaa tilmaamay muhiimada mashruucani u leeyahay bulshada iyo doorka tiknoolajiyaddu ku leedahay horumarinta warbaahinta iyo gaadhsiinta xogta. Waxa uu sidoo kale Wasaaradda Warfaafinta ku bogaadiyay dadaalka ay ugu jirto casriyeynta adeegyada warbaahinta iyo sidii bulshada loogu heli lahaa adeegyo warbaahineed oo sahlan oo la wada gaadhi karo.

Address

Somtel, Wadada Madax-tooyada, Hargeisa
Hargeysa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somtel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somtel:

Share