Kaafi Online Market

Kaafi Online Market KU XIDHNOW KAAFI ONLINE MARKETKUNA IIBI,DHUL GURI GAWAADHIKANA IIBSOMAHAD SANID KALA XUDHIIDH4481773 KAAFIYE REAL ESTATE

05/04/2026
05/04/2026

Bushaaro Bushaaro. Bushaaro idinkuna bil khayr laha

Shirka kaafi real estate waxay kuu haysaa

Dhul iib ah oo Aad u jaban

1- Dhul iibi masalaha cosob Area

Cabirka dhulka 24x18m

Qiimaha dhulka $50,000

Iyo wada hadal

2- Dhul iib ah Masalaha Fooq h**e xaglo toosiye

Cabirka dhulka 24x18m

Qiimaha dhulka $60,000

3-Dhul Iiba masalaha Sky hotel area

Cabirka dhulka 12x18m
Qiimaha dhulka $40,000

4-dhul iiba star 4 koonfurteeda masjid babe area
Cabirka 12x12m

Qiimaha $20,000

Ku iibi Dhul baabur guryo iyo wax kasta oo Aad u rabto iib
Kaafi online market
7771890
33335327

15/01/2026

15/01/2026
Ku soo dhawaada shirkada iibka guryaha gawaadhida iyo dhulka ee kaafi online market
Maanta iyo Jaanis kale
Waxaanu kuu Haynaa guri Iiba oo jaanis ah

Guri Iiba oo ku yaala
Hodan hills

Cabirkiisu waa 9x24m
Qiimaha guriga
Waa laga hashiinaya
Waxii faah faahina Kala soo xidhiidh
7771890

10/08/2025

10/08/2025

1. dhul iiba masalaha
Fooqa maryan mursal u dhow
Cabirka dhulka 48*90m
Qiimaha dhulka 6,5000$

2.dhul iiba masalaha
Wadada cusub ee gasha
Digaale zeroga ka leexata
Cabirka dhulka 36*18m
Sharci iyo mulkiyadba leh
Waana blog3 xaga tirinta wadada waana koonfurta
Qiimaha labada baloodh 1 3000$

3.dhul iiba masalaha fooqa siciid suldaan dhinaciisa bari
Blog 5 xaga tirinta laamayda
Cabirka dhulka
Shan baloodh
Qiimaha dhulka 50,000$

4.dhul iiba masalaha haayada unicefta u dhow
Blog 48*90m

Qiimaha dhulka 220,000$

4.dhul iiba xaafada isha gobka istabtii h**e galbeedkeda
Cabirka dhulka 48*90m

Qiimaha dhulka 30,000$

5. Dhul iiba calaamada xaafada libaaxyada

Cabirka 10*24m
Qiimaha dhulka 25,000$
Dhul iiba ah masalaha
Cosob dhinaceeda bari
Cabirka dhulka

Kaafi Online Market
Ugu kaalay adeeg hufan
Shaqo wacan
Kuna iibi dhulka gawaadhida dhulka iyo guryaha, kana iibso

05/08/2025

Kaafi Online Market
Waxaanu kuu soo kordhinay
Qaybaha dhismaha
(real state)
Dayac tirka dhismaaha
Guryaha qaybahooda kala duwan, sida dhisme la degan yahay oo u baahan dib haybn, barkhaarada iyo stoodhada waa wayn
Ku xidhnaada kaafi online market and real state

Address

Hargesa
2003

Telephone

+252 63 4481773

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share