Qormo Skills

Qormo Skills "Qormo waxay kugu xidhaysaa adduunka online-ka ah. Fadlan nagu soo biir.

Waxaad ka helaysaa xirfado, aqoonta online-ka lagaga shaqaysto, maqaalo iyo macluumaad ku dhisan baadhis iyo xog sugan."

Part 010. Xirfadaha Dhijitaal marketing (Facebook marketing, Youtube marketing iyo Coppywirting. Sanadkan 2026, waa daru...
12/01/2026

Part 010. Xirfadaha Dhijitaal marketing (Facebook marketing, Youtube marketing iyo Coppywirting.

Sanadkan 2026, waa daruuri inaad barato xirfadaha aad dakhli ku abuuri karto si aad uga maaranto loo shaqeeye. Hadaba sadexdan xirfadood waxaad ku baran kartaa wakhti kooban waxaanan lacag kaga samayn kartaa madalaha onlinke ah sida Upwork, Fiverr iyo freelancer. Hadaba, midkee ayaad jeceshay in aad barato sadexdaan.

haddii aad xiisaynayso xirfadahan la xidhiidh telegramka
Qormo Skills Center. https://t.me/qormoskills

Address

Hargeysa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qormo Skills posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qormo Skills:

Shortcuts

Share