IfaJet

IfaJet Ifajet largest Media, a branding Digital printing company in Somaliland

IfaJet
25/01/2025

IfaJet

24/11/2024

Ramadan mubarak
11/03/2024

Ramadan mubarak

RAMADAN MUBARAK
11/03/2024

RAMADAN MUBARAK

Kusoo dhawoow shirkada dabacada casriga ah  IfaJet  👈👈✅                  ■ La xidhiidh nambarada hoose:---✅ wa.me/+25263...
02/09/2023

Kusoo dhawoow shirkada dabacada casriga ah IfaJet 👈👈

✅

â–  La xidhiidh nambarada hoose:---

✅ wa.me/+252634070809 whatsapp

✅ wa.me/+252654070809 whatsapp

HAMBALYADA Munaasibad Ciidul Adxa    mubarikShirkada dabacada casriga ah Ee Ifajet  Mamulka iyo shaqaalaha shirkada Ifaj...
27/06/2023

HAMBALYADA Munaasibad Ciidul Adxa
mubarik

Shirkada dabacada casriga ah Ee Ifajet
Mamulka iyo shaqaalaha shirkada Ifajet wuxu hambalyo iyo bogaaadin udirayaa Dhamaanba umada islaamka iyo macaamiisha shirkada
meelkasta oo ay dunida ka joogaan,munaasibada ciidal adxa awgeed waxaan Ilaahay ka baryeynaa
inuu Ciida Ciideeda bash bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo.

06/06/2023
HAMBALYADA MUNAASIBA 18 MAY JAMHUURIYADA SOMALILAND   Shirkada dabacada casriga ah Ee Ifajet  Mamulka iyo shaqaalaha shi...
17/05/2023

HAMBALYADA MUNAASIBA 18 MAY JAMHUURIYADA SOMALILAND


Shirkada dabacada casriga ah Ee Ifajet
Mamulka iyo shaqaalaha shirkada Ifajet wuxu hambalyo iyo bogaaadin udirayaa shacabka jamhuuriya somaliland munaasibada 32aad ee
18ka May, kana soo wareegtay xaqiijintii qarrankan ee lasoo noqoshadii gobanimadii luntay ee 1960, waxaanu tahniyad
iyo hambalyo u dirayaa ummada reer Somaliland meel kastoo ay joogaaan
dhamman dunida dacaladeeda.
mamulka shirkadu waxa kale oo uu hambalyo udirayaa dhamaanba macaamiisha shirkada
meelkasta oo ay dunida ka joogaan,waxaan Ilaahay ka baryeynaa
inuu sanadkaa sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo. 18 may.

Address

Area Wadada Togdheer
Hargeysa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IfaJet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to IfaJet:

Share