Shaqosame Waiter Staffing

Shaqosame Waiter Staffing SHAQOSAME waa shirkad is ku xidha shaqo doon-ka iyo shaqo bixiyaha.

Shirkaddu waxa kale oo ay bixisaa tobabaro xirfadeed, waxaanay soo saarta shaqaale (𝗪𝗮𝗶𝘁𝗲𝗿𝘀 & 𝗕𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮) diyaarsan, carbisan oo tayo leh.

Get a Professional 𝗪𝗮𝗶𝘁𝗲𝗿 & 𝗕𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 today! A message to 𝗥𝗲𝘀𝘁𝗮𝘂𝗿𝗮𝗻𝘁𝘀, 𝗖𝗮𝗳𝗲𝘀 & 𝗛𝗼𝘁𝗲𝗹𝘀. Contact: 63 4768028
04/04/2026

Get a Professional 𝗪𝗮𝗶𝘁𝗲𝗿 & 𝗕𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 today!

A message to 𝗥𝗲𝘀𝘁𝗮𝘂𝗿𝗮𝗻𝘁𝘀, 𝗖𝗮𝗳𝗲𝘀 & 𝗛𝗼𝘁𝗲𝗹𝘀.
Contact: 63 4768028

Get a professional 𝗪𝗮𝗶𝘁𝗲𝗿 & 𝗕𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 today!
24/03/2026

Get a professional 𝗪𝗮𝗶𝘁𝗲𝗿 & 𝗕𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 today!

Shirkadda Shaqosame Staffing waxay u baahan tahay 20 inamood oo waiters ah. 𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 - 𝗥𝗲𝗾𝘂𝗶𝗿𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀1. Heerka aqoonta: ...
16/03/2026

Shirkadda Shaqosame Staffing waxay u baahan tahay 20 inamood oo waiters ah.

𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 - 𝗥𝗲𝗾𝘂𝗶𝗿𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
1. Heerka aqoonta: Dugsi sare.
2. Khibrad shaqo: 1 ilaa 2 sano.
3. Inamo nadiif ah oo aan balwad lahayn.
4. Inamo caafimad qaba oo soo maray Medical Check-up.
5. Inamo diyaarsan, carbisan oo tayo leh.

Hadii aad u baahan tahay inaad ka mid noqoto fursadan, fadlan la xidhiidh numberkan:

WhatsApp: +252 63 4768028
Call: +252 63 4768028

08/03/2026
Please join us today and never miss again this wonderful & executive training of Barista Class. "Get trained, Get hired!...
11/02/2026

Please join us today and never miss again this wonderful & executive training of Barista Class.

"Get trained, Get hired!"

Contact us on WhatsApp: +252 63 4768028

Get a skilled & professional Barista from Shaqosame Staffing.
09/02/2026

Get a skilled & professional Barista from Shaqosame Staffing.

Get today diligent waiters & skilled barista.
05/02/2026

Get today diligent waiters & skilled barista.

Shirkadda Shaqosame waxay qabanaysaa tababar lagu baranayo makiinada bunka iyo shaaha - Please join us and become a Prof...
18/11/2025

Shirkadda Shaqosame waxay qabanaysaa tababar lagu baranayo makiinada bunka iyo shaaha - Please join us and become a Professional Barista.

La xidhiidh: 063 4768028

Shirkadda Shaqosame waxay bilaabaysaa tababar kooban oo lagu baranayo makiinada shaaha iyo bunka (Barista). Fadlan ka fa...
13/11/2025

Shirkadda Shaqosame waxay bilaabaysaa tababar kooban oo lagu baranayo makiinada shaaha iyo bunka (Barista). Fadlan ka faa'idayso fursadan oo nagu soo biir.

La xidhiidh: 063 4768028.

Shirkadda Shaqosame Staffing waxay bixinaysaa tobabar heer sare ah oo lagu baran doono makiinada shaaha (Barista). Arday...
22/06/2025

Shirkadda Shaqosame Staffing waxay bixinaysaa tobabar heer sare ah oo lagu baran doono makiinada shaaha (Barista).

Ardayda barata ee ka faa'idaysta, waa lagu shaqo gaynaya. H**e is ku diiwaan gali oo ka faa'idayso fursadan. Get trained, Get hired!

La xidhiidh: 063 4768028

Shirkadda shaqosame waxaad ka helaysaan inamo aqoon fiican u leh makiinada shaaha iyo coffee-ga (Skilled Barista). La xi...
28/04/2025

Shirkadda shaqosame waxaad ka helaysaan inamo aqoon fiican u leh makiinada shaaha iyo coffee-ga (Skilled Barista).

La xidhiidh: +252 63 4768028

Get skilled and diligent waiters today from Shaqosame Staffing. Contact: +252 63 4768028
20/04/2025

Get skilled and diligent waiters today from Shaqosame Staffing.

Contact: +252 63 4768028

Address

Jigjiga Yar, Kodbur District
Hargeysa

Telephone

+252634721299

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaqosame Waiter Staffing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share