๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ซ.com

๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ซ.com Ku soo dhawoow SahalX.com,

Hal madal oo isku xidha adeeg-doonka iyo adeeg-bixiyaha.

Ka duwanaaw dadka kale! Haddii aad rabto vlogging xirfad leh, SelfieShow A3170 waa qalabka aad u baahan tahay๐Ÿ“ฑ.https://w...
30/07/2026

Ka duwanaaw dadka kale! Haddii aad rabto vlogging xirfad leh, SelfieShow A3170 waa qalabka aad u baahan tahay๐Ÿ“ฑ.

https://wa.me/252638102865โ 

๐Ÿš€๐Ÿ“ธ

Saacadda Ku Xasuusinaysa Salaadda, Meel Kasta, Waqti Kasta.Maxaad U Dooranaysaa?โœ… Tayo sare oo la isku halayn karo.โœ… Fud...
29/07/2026

Saacadda Ku Xasuusinaysa Salaadda, Meel Kasta, Waqti Kasta.

Maxaad U Dooranaysaa?
โœ… Tayo sare oo la isku halayn karo.
โœ… Fudud in la isticmaalo.
โœ… Ku habboon dhammaan da'da.
โœ… Waxay kaa caawinaysaa joogtaynta cibaadada.
๐Ÿ“ฒ Dalbo Hadda WhatsApp: 0638102865
SahalX โ€“ Hal Meel, Wax Walba.

Fursad Shaqo: WARDI oo Shaqaaleysiinaysa IT Officer โ€“ Codso Kahor 15 August 2026.Location:Mogadishu Position:It officer ...
29/07/2026

Fursad Shaqo: WARDI oo Shaqaaleysiinaysa IT Officer โ€“ Codso Kahor 15 August 2026.
Location:Mogadishu
Position:It officer

Ku xidhnoow .com

Shaqooyin Cusub  Global Automotive Oo Shaqaale Qaadanaysa.Job Description.Global Automotive waxay raadinaysaa Workshop M...
29/07/2026

Shaqooyin Cusub Global Automotive Oo Shaqaale Qaadanaysa.

Job Description.
Global Automotive waxay raadinaysaa Workshop Manager iyo Accountant si ay uga shaqeeyaan maamulka hawlaha maalinlaha ah ee garage-ka, kor u qaadista tayada adeegga, iyo maamulka maaliyadda shirkadda.

KEY RESPONSIBILITIES Maareynta hawlaha maalinlaha ah ee garage-ka. Kormeerka shaqaalaha iyo hubinta tayada adeegga. La xiriirka macaamiisha iyo xallinta cabashooyinka. Maamulka xisaabaadka, lacag-bixinnada, iyo biilasha. Diyaarinta warbixinnada maaliyadeed iyo la socodka dakhliga iyo kharashaadka. Hubinta nidaamka iyo hufnaanta shaqada.

Shaqo Cusub oo Ka Banaan Soomaaliya | Agriculture & Extension Officer ๐ŸŒฑ  Codso Kahor 15 August 2026.1.Job Description Bi...
28/07/2026

Shaqo Cusub oo Ka Banaan Soomaaliya | Agriculture & Extension Officer ๐ŸŒฑ Codso Kahor 15 August 2026.

1.Job Description
Bixi talooyin iyo tababaro beeraha.
Taageer wax-soo-saarka dalagyada iyo beerashada casriga ah.
Kormeero beeraha, waraabka, iyo maaraynta cayayaanka.
Abaabul tababaro beeraleyda iyo diyaarinta warbixinno.
La shaqee hay'adaha, iskaashatooyinka, iyo bulshada.

2. Skills & Qualifications
Shahaado Bachelor oo ku saabsan Agriculture ama qayb la xiriirta.
Ugu yaraan 3 sano oo waayo-aragnimo ah.
Aqoon wanaagsan oo ku saabsan crop production, irrigation, iyo climate-smart agriculture.
Xirfad wanaagsan oo isgaarsiin, tababar, iyo qorista warbixinnada.
Ku hadal iyo qorid fiican oo Af-Soomaali iyo Ingiriisi ah.
Ku fiican isticmaalka Microsoft Office.

๐Ÿšจ 400 Fursadood oo Waxbarasho oo Spain ah (Fully Funded) ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ๐ŸŽ“Ma ku riyoonaysaa inaad safar lacag la'aan ah ku tagto Spain...
10/07/2026

๐Ÿšจ 400 Fursadood oo Waxbarasho oo Spain ah (Fully Funded) ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ๐ŸŽ“
Ma ku riyoonaysaa inaad safar lacag la'aan ah ku tagto Spain? Fursaddan waxay kuu oggolaanaysaa: โœˆ๏ธ Tigidh diyaaradeed oo bilaash ah ๐Ÿจ Hoy bilaash ah ๐Ÿฝ๏ธ Cunto bilaash ah ๐Ÿ“œ Shahaado caalami ah ๐ŸŒ La kulanka dhalinyaro ka kala socota dunida oo dhan
โณ Ha seegin! Codsiyada way xirmayaan 30-ka Sebtembar 2026.
๐Ÿ‘‰ Faahfaahinta iyo sida loo codsado ka eeg: www.SahalX.comโ 

Register here: https://www.nexuspolicyinstitute.org/nexus-youth-exchange-2026

Na So followgaranay ๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ซ.com si aad u hesho deeqaha waxbarasho ee ugu dambeeya maalin kasta.

Address

25 June Street
Hargiesa
2522

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ซ.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ซ.com:

Shortcuts

Share