25/04/2024
Waa habeen dambe oo ay sabti soogaleyso i.a.
Xarunta Cilmi-baarista iyo Tabobarada ee Maanshiil, waxa ay habeen danbe 8:00-da fiidnimo Labo-saac) qabanaysaa Muxaadaro online ah oo ku saabsan: الشباب الصومالي في عالم متغير بشكل غير مسبوق: الوعي السياسي في عصر التحديات العالمية )Somali Youth in Unprecedentedly Changing World: Political Consciousness in the Age of Global Challenges) Link-ga hoose isticmaal si aad uga qayb qaadato adiga oo xaafadaada jooga.https://meet.google.com/mmg-dzvq-vxp