Al-Nasri Construction And Supliers

Al-Nasri Construction And Supliers AL NASRI COMPANY OFFERS CONSTRUCTIONS, ENTERLOCKS, BLOCKS, ELECTRONICS, SUPPLIERS, CONFORTBLE LODGE, CONFERENCE HALLS, AND SNACK FOODS.

CIID MUBARAK, CIIDUL FITRI-2026/1447.Waxaan dhamaan muslimiinta Caalamka, Gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed La wadaagaynaa ...
19/03/2026

CIID MUBARAK, CIIDUL FITRI-2026/1447.

Waxaan dhamaan muslimiinta Caalamka, Gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed La wadaagaynaa Farxada Ciidul fitriga. Alle SWT hanaga aqbalo Dadaaladii aan ku soo Jiray Bishii Barakaysnayd Ramadan. Soonkii, Salaadii, QUR’AAN akhriskii, Ducooyinkii, Sadaqadii iyo Dhamaan Acmaashii Alle Haka yeelo kuwo la aqbalo.

Soomaaliyey, Ku ciida Nabad, Midnimo, Waddajir, Iskaashi, isjacayl, iscaawin, iyo Horumar Inshaa Allah. Ciidan teeda kale Alle hanagu gaarsiiyo Civaado suuban, Barwaaqo iyo Caafimaad.

Bakhaarka AL NASRI, wuxuu kuu diyaariyey qiimo-dhimis wayn, taas oo loogu in ay ka faa’iidaystaan Macaamiisheena sharaft...
16/02/2026

Bakhaarka AL NASRI, wuxuu kuu diyaariyey qiimo-dhimis wayn, taas oo loogu in ay ka faa’iidaystaan Macaamiisheena sharaftaleh. Waxaadna nagala soo xiriirtaa; 0613339275/0623339275.

Dhobley-Somalia
[email protected]
0613333458/0613339275

Mahadsanid

Afuri walaalkaaga baahan, Bisha Radaman, Waxaa lagayaabaa, in jaaniskaas Markale ku soomarine, maanta ka faa’iidayso Wal...
15/02/2026

Afuri walaalkaaga baahan, Bisha Radaman, Waxaa lagayaabaa, in jaaniskaas Markale ku soomarine, maanta ka faa’iidayso Walaal. 06133339275/0623339275.

Address

Kismayo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Nasri Construction And Supliers posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share