Safina General Treading Company "Kismayo"

Safina General Treading Company "Kismayo" Safina Wa Shaaha Ugu Fican

Juma MubaraakAan ku salino Xabiibkeena Muxamad SCW.
16/01/2026

Juma Mubaraak
Aan ku salino Xabiibkeena Muxamad SCW.

Hambalyo Garsooraha weyn Omar Abdulkadir Artan oo ka mid noqday garsoorayaasha World Cup-ka 2026.Safina waxaa sharaf goo...
10/12/2025

Hambalyo Garsooraha weyn Omar Abdulkadir Artan oo ka mid noqday garsoorayaasha World Cup-ka 2026.

Safina waxaa sharaf gooni u ah in ay maamuustay Garsoore Artan magaalada Kismayo si uu usoo saaro Dhalinyaro isaga badasha.


Ma u baahan tahay koob kuu dejiyo maskaxda maanta?Safina Tea ayaa kuu diyaarsan. ☕💛
09/12/2025

Ma u baahan tahay koob kuu dejiyo maskaxda maanta?

Safina Tea ayaa kuu diyaarsan. ☕💛

Gudoomiyaha Ururka Kubada cagta JL ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay Shirkadda Safina Kaalinta weyn ee ugu jirto Ururka ...
08/12/2025

Gudoomiyaha Ururka Kubada cagta JL ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay Shirkadda Safina Kaalinta weyn ee ugu jirto Ururka & Sportska Jubbaland iyo sida ay u hormarisay Sport-ga.

Safina Waxay la dareentahay Bulshada.

Waxaa soo gabagaboobay siminaarkii ay taabagalisay shirkadda safina oo uu bixinayay Garsoore Omar Abdulkadir Artan iyado...
06/12/2025

Waxaa soo gabagaboobay siminaarkii ay taabagalisay shirkadda safina oo uu bixinayay Garsoore Omar Abdulkadir Artan iyadoo shahaado lagu siiyay Garsoorkii.

Safina Shaaha ugu fiican.

Madaxa HR-ka Shirkadda Safina oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyay Garsooraha heerka Caalami ee Omar Artan.
06/12/2025

Madaxa HR-ka Shirkadda Safina oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyay Garsooraha heerka Caalami ee Omar Artan.

06/12/2025

Legends-ka Jubbaland iyo Safina.

06/12/2025
Kulan weyn oo lagu soo dhaweynaayo wafdiga garsoore cumar cartan ayaa ka qabsoomay garoonka waamo  ee magalada kismaayo....
05/12/2025

Kulan weyn oo lagu soo dhaweynaayo wafdiga garsoore cumar cartan ayaa ka qabsoomay garoonka waamo ee magalada kismaayo.
Kulankaan oo ay taabagalisay Shirkadda Safina.

Address

Juballand
Kismayo

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safina General Treading Company "Kismayo" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share