Jubba cleaning company

Jubba cleaning company Typically responds in next to no time �

26/10/2023
Juuba Family
26/03/2022

Juuba Family

Bismillahi ,Waxaan Maanta shaqo fiican kaqabanay Kawaan Dhiigle hadaan Nahay Bahda Jubba Cleaning Company .Waana tan aan...
18/03/2022

Bismillahi ,

Waxaan Maanta shaqo fiican kaqabanay Kawaan Dhiigle hadaan Nahay Bahda Jubba Cleaning Company .Waana tan aan utaaganahay inaan Nadiifino Deegaanka Badqabkiisa.Waa inaan Hubinaaa Nadaafadeed meesha hilibka magaalda loogu qalo sifo cuduro inoogu Dhicin .Hormarka Bulshada wuxuu kujiraa in Deegaankooda Nadiifiyaan.

Jubba cleaning Company k**a Daali doonto in ay nadiifiso Deegaanka .

Fadlan Nagala soo xidhiidh Nambarka cabashada ee 2157

22/02/2022

Xaafada Buulo-Kutuur .Maalinkasta oo talaada ah .

Asalaamu calaykum,Macaamiisheena sharafta badan Maanta waxaan ushaqaynaynaa xaafada Buulo -kutuur Iyo Waabari section 2....
22/02/2022

Asalaamu calaykum,

Macaamiisheena sharafta badan Maanta waxaan ushaqaynaynaa xaafada Buulo -kutuur Iyo Waabari section 2.Mscaamiisheena sharafta badan maalinka talaadada umashaqayno suuqa .Naga raali noqda .Macmiil Nagala soo xidhiidh Nambarka cabashada ee hoos kuxusan

#2157

Barito illahay haduu idmo.Waxaan ushaqayn doonaa xaafada koobaad Dhanka section 1 ee  maqaaxida "Qaay" Fadlan diyaar gar...
19/02/2022

Barito illahay haduu idmo.Waxaan ushaqayn doonaa xaafada koobaad Dhanka section 1 ee maqaaxida "Qaay" Fadlan diyaar garaw. Hadaan isbuucii h**e laguu shaqayn ama aan il duufnay cabashadaada inta duhurka lagaadhin soo gudbi .Macaamiisheena sharafta leh guryaha aad xidhaysaan iskadaaya , maalinkiina kutalagala inaan idiin imaanayno.Guri xidhan cabasho noqon maayo iyo layma imaado

Macaamiisheena sharafta badan qashinka sii diyaar adigoo mahaddsan .Anaga qashin qaadayaal baan nahay ee qashin maxaaqno.Iridka kusii diyaari qashinka anagaaa qaadanayna.

Wada shaqayntiinu waa inoo muhiim.

Nagala soo xidhiidha nambarka cabashada ee hoos kuxusan

#2157

Asc,Macaamiisheena sharafta leh.Maanta waxaan ushaqaynay xaafada Bosnia section 1 een marwaliba aan sabtida ushaqayno.Ma...
19/02/2022

Asc,

Macaamiisheena sharafta leh.Maanta waxaan ushaqaynay xaafada Bosnia section 1 een marwaliba aan sabtida ushaqayno.Macaamiisheena sharafta Badan Nala soo xidhiidh Numbarka cabashada ee hooa kuxusan

#2157

Macaamiisheena sharafta leh , Maanta waxaan shaqo kawadnaa kawaan Dhiigle.Macaamiishena sharafta leh Nala wadaag fakirka...
17/02/2022

Macaamiisheena sharafta leh , Maanta waxaan shaqo kawadnaa kawaan Dhiigle.Macaamiishena sharafta leh Nala wadaag fakirkaada caafimaaadka qaba sida laguugu shaqeeyo.

Fadlan Namberka cabashada soo garaac

2157

Macaamiisheena sharafta leh, maanta waxaan ushaqaynay xaafada waabari oon maalinkasto oo isniin ah ushaqayno .Macaamiish...
17/01/2022

Macaamiisheena sharafta leh, maanta waxaan ushaqaynay xaafada waabari oon maalinkasto oo isniin ah ushaqayno .

Macaamiisheena sharafta leh , Barito illahay haduu idmo waxaan ushaqayn donaaa xaafada Buulo-Kutuur .

Nabadgala .Illahay haidiin xifdiyo .

Address

Jeeri
Kismayo
N/A

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba cleaning company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jubba cleaning company:

Share