Somali Institute for Training & Consultancy - SITCO

Somali Institute for Training & Consultancy - SITCO Consulting & Training Institute: Boosting Your Knowledge & Skills to be visible Market and Workplace.

Established to enhance the knowledge and skills of the Students, Employees and Business firms to be visible market and workplace.

06/11/2025

Macahadka SITCON oo maanta magaalada kismaayo ka daah furay tababar ku aadan fagaara kahadalka, hagaajinta, qorista, dajinta, cvyada, qorsho howleed yada iyo strategyada, tababarkaan ayaa socon muddo 3 isbuuc ah, ka faaideysi wacan.

Macahadka Tababarada iyo la talinta ee soomaali wuxuu bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada kismaayo ugu bishaare...
27/10/2025

Macahadka Tababarada iyo la talinta ee soomaali wuxuu bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada kismaayo ugu bishaarenayaa in macahadku bixin doono koorsooyiin kala duwan oo kor loogu qaadaayo aqoontooda iyo xirfadahooda, sida Ardayda iskuulada, Jaamacadaha, macaahida diiniga, shaqaalaha, iyo ganacsatada, dhamaan waxa ay daah furmi doonaan bisha November 2025, horay u gaar xaruumaha macahadka oo ku kala yaala: Aargo iyo Dalcadda, ama si online ah adiga oo booqan kara baraha bulshada Macahadka ama whatsappka macahadka 0617010452 , ka faaideysi wacan.

22/10/2025

Good Morning Friends, We are still here, expect new Projects soon.

02/03/2020

Learn Today To Lead Tomorrow

Wax baro maanta si aad berito hogaamiye u noqoto

09/02/2020

English is language
Beritish is the nationality of england, Uk: united kingdom

09/02/2020

Grammar is the eye of every language only shows the right way, the right words to right place.

09/02/2020

I and we take the auxelary verb of shall according to future states...........................................................
Ogoow magac u yeelada I iyo We waxay qaadanayaa ficil caawiyaha SHALL marka la joogo xaalada mustaqbalka la xariir dhanka naxwaha.

23/08/2019


You is singular but sometime we use it as plural.

You: Marna waa adiga ookaliya marna waa dad badan sida adinka oo dhan.
E.g You are a teacher
You are Engineers
1.adiga waxaa tahay maclim
2.adinka waxaa tihiin injineero
Note: you always take Verb to be:Are singular or plural

You jamac ama fardi waxay tahay ba waxay qaadaney saa ficil caawiyaha la dhaho ARE.

16/08/2019

Grammar is the Guideline of every Language, without it Equals a car without light.

ku, Naxwa ha waa Hagaha Luuqad kasto, la'aan tiisana waxey la mid tahay gaari an nal laheyn oo iska socda.
Good night

17/06/2019

hello every body
today we are going to talk about the pronoun (I)-Aay.
(I) inside or outside of the sentence must be CAPITAL, (I) Must be written in capital.
look this example:
- I am a student
- last night the climate was very bad, so I was stayed at home.

asc qof alba, maanta waxaan ka hadleynaa magac u yeelka (I), Haku jirto jumlada dhexdeeda ama banaan keeda ama biloow geeda waxaa loo qorayaa ama loo qoraa xaraf weyn (capital) haddii xaraf yar ka dhigto waxey kaa noqan kartaa shaqal (vowel).
tusaale:
-i am a student: Waxaan ahay Arday.
(I)= ANIGA
AM= AHAY
STUDENT= ARDAY
- LAST NIGHT THE CLIMATE WAS VERY BAD, SO I WAS STAYED AT HOME.
Last night= xalay
climate= cimilada,cimilo
very = aad
bad= xumeet
so= sidaasi darteeda, awgeeda
stayed= waxaan joogay
home= guriga
- xalay cimilada aad bay u xumeet sidaasi awgeed waxaan iska joogay guriga.

thanks 4 ur reading
waad ku mahadsan tahay aqrintaada.

Address

Isgooska Aargo Junction, Golol Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Institute for Training & Consultancy - SITCO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Institute for Training & Consultancy - SITCO:

Share