Baro xirfad

Baro xirfad Hada baro oo isbadal samee

05/05/2024

Asc dhalinyaro haddii aad ubaahan tahay forex barashadeeda numberka profle ka saaran igala soo xiriir

25/04/2024

kajawaab su,aashan .
hadafyadaada ma qortaa mise waa riyo oo kaliye ?

03/04/2024

Maanta
Waxa aan bilaabay
Mid kamida
Skills online lacag laga sameyo i.a 3 bilod kadib ayaa natijada arkaynaa .ila bilow😊

21/03/2024

Jimco
mubarak
Walahay😍

08/03/2024
"Jooji riyada oo bilow samaynta "
02/03/2024

"Jooji riyada oo bilow samaynta "

Kuuma fiicna in aad ahaato sidii aad ahayd sanadkii h**e dhanwalba noloshaada waa in aad kabadashaa , dhan waxbarsho , d...
01/03/2024

Kuuma fiicna in aad ahaato sidii aad ahayd sanadkii h**e dhanwalba noloshaada waa in aad kabadashaa , dhan waxbarsho , dhan cibaado iyo dhinac kasta noloshaada.
lanasoco isbadalka dhacaaya maalinkasta iyo hormarka technologyada

Dhalin yaro waxbarta inta ay daan mashquulin waxa aad haysataan fursad aydaan dareemaynin lkn marka aad waydaan ayaa dar...
29/02/2024

Dhalin yaro waxbarta inta ay daan mashquulin waxa aad haysataan fursad aydaan dareemaynin lkn marka aad waydaan ayaa dareemaysaan

Address

Siinay
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baro xirfad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share