05/06/2020
Xafiiska Qaran ee magaaladda Laascaanood bulshooy wuxuu idiin hayaa, fursaddo wax-barasho dalalka turkiga iyo China.
HADABA IS QORISTU WAY SOCOTAA EE HORAY UGAADH WAXAYNA KU EEGTAHAHY 15 JUNE:
sidoo kale waxay idiin hayaa schollershipyada lagu helo imtixaanka YOS . Oo aad galayso adoo jooga gurigiina. Hadaba h**e ula soo xidhidh xafiiska ( fursaddo wa muddo kooban) wayna xidhmin.
Waxaad-na kala xidhiidhi kartaa taleefoonadda :
063-4161883
063-4203535
090-7483398