Lascanod Water Supply LAWS

Lascanod Water Supply LAWS We focus on providing safe drinking water to rural communities throughout Lascanood

OGAYSIIS MUHIIM AH Shirkadda Adeegga Biyaha LASANOD WATER SUPPLY (LAWS) waxay ku wargelinaysaa bulshada ku dhaqan Caasim...
02/02/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH

Shirkadda Adeegga Biyaha LASANOD WATER SUPPLY (LAWS) waxay ku wargelinaysaa bulshada ku dhaqan Caasimadda Laascaanood in Qiimo-dhimis 15% ah lagu sameeyay biyogelinta guryaha cusub, muddada 3 February ilaa 30 March 2026, iyadoo laga duulayo duruufaha abaareed ee jira iyo soo dhowaanshaha bisha barakaysan ee Ramadaan.

Iska diiwaan geli Xafiiska Shirkadda (Goolada, Baanka Amal dabadiisa) ama kala xidhiidh Landline: 753797 (Telesom).

23/11/2025

Shirkada Lasanod Water Supply (LAWS) waxay biyo balaadhin ka samaynaysaa darafyada magaalada Caasimada W/Bari.

JUMCE WANAAGSANDhamaan macaamiisheena sharafta leh, Fadliga jimcaha awgii aynu badino saliga nebiga (SCW) iyo acmaasha k...
14/11/2025

JUMCE WANAAGSAN
Dhamaan macaamiisheena sharafta leh, Fadliga jimcaha awgii aynu badino saliga nebiga (SCW) iyo acmaasha kaleba sida:
*akhrinta suratul kahfi
*wakhtiga ducada la aqbalo oo laga faa'idaysto(12:00pm-5:40pm)

JUMCE WANAAGSANDhamaan macaamiisheena sharafta leh, Fadliga jimcaha awgii aynu badino saliga nebiga (SCW) iyo acmaasha k...
07/11/2025

Ogeysiis Raalligelin iyo MahadnaqShirkadda Biyaha Laascaanood waxay ku wargelinaysaa macaamiisheeda sharafta leh in cila...
07/11/2025

Ogeysiis Raalligelin iyo Mahadnaq
Shirkadda Biyaha Laascaanood waxay ku wargelinaysaa macaamiisheeda sharafta leh in ciladdii farsamo ee sababtay hakadka adeegga biyaha si buuxda loo xaliyey. Waxaan si xushmad, qadarin iyo mahadnaq leh uga raalligelinaynaa macaamiisheena hakadkii ku yimid adeeggii biyaha. Shirkaddu waxay mar kasta heegan ugu jirtaa in bulshadu hesho adeeg biyo oo joogto ah, tayo leh, isla markaana ay si degdeg ah uga jawaabto cilad kasta oo farsamo oo dhacda.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa macaamiisheena qiimaha badan dulqaadkooda iyo fahamkooda intii ay socotay ciladdu.

Fadlan la xidhiidh wixii cabasho ah lanbarada hoose ku qoran .

Postpaid: 753797/ 063-7075389

Prepaid: 0634997554

Mahadsanidiin.
Maamulka shirkadda Biyaha Laascaanod

31/10/2025

RAALI GELIN
Waxaan macaamiishayada LAWS la wadaagaynaa kana raaligelinaynaa in cilado farsamo oo si lama filaan ah ku dhacay awgood adeega biyuha hakad ku yimid. Waxaana lagu hawlan yahay xalinteeda oo aan rajaynayno in 3 maalin ee soo socota ay dhamaan doonto inshaa Allah.

Shirkadu waxay dedaal badan ku bixinaysaa in si dhaqso ah loo xaliyo, biyahana sidoodii h**e kusoo laaban doonaan Insha Allah.

Jumca Mubarak dhamaan umada Muslimiinta meel walbo oo ay joogan gaar ahaan Macaamiisheena Sharafta leh.
31/10/2025

Jumca Mubarak dhamaan umada Muslimiinta meel walbo oo ay joogan gaar ahaan Macaamiisheena Sharafta leh.

OGAYSIIS MUHIIM AH 💧
23/10/2025

OGAYSIIS MUHIIM AH 💧

JUMCE WANAAGSANDhamaan macaamiisheena sharafta leh, Fadliga jimcaha awgii aynu badino saliga nebiga (SCW) iyo acmaasha k...
17/10/2025

JUMCE WANAAGSAN
Dhamaan macaamiisheena sharafta leh, Fadliga jimcaha awgii aynu badino saliga nebiga (SCW) iyo acmaasha kaleba sida:

*akhrinta suratul kahfi
*wakhtiga ducada la aqbalo oo laga faa'idaysto(12:00pm-5:40pm)

SUAASHU WAATAN ?Sheeg Goortii La'aasaasey Shirkadda Biyaha ee Lascanod Water Supply?B.sanadkii..?T.Bishii.....?|| Waxaan...
16/10/2025

SUAASHU WAATAN ?

Sheeg Goortii La'aasaasey Shirkadda Biyaha ee Lascanod Water Supply?
B.sanadkii..?
T.Bishii.....?

|| Waxaanu kuu rajeenaynaa Guul.
𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷-𝗸𝗮"
-> Waa inaad follow garaysaa Page-ka.
-> Waa inaad share garaysaa post-ga.
-> Waa inaad like saarto post-ga.
-> Waa inaad soo metion garaysid 3 qof.
Macmiil Shirkadda Lascanod Water Supply waxay kuu rajaynaysaa Nasiib wacan.

Macmiil ka warceli su'aashan, oo Ku Guulayso $10 Dollars || waxaanu ku leenahay soo dhawoow.|| Waxaanu kuu rajeenaynaa G...
10/10/2025

Macmiil ka warceli su'aashan, oo Ku Guulayso $10 Dollars || waxaanu ku leenahay soo dhawoow.
|| Waxaanu kuu rajeenaynaa Guul.

𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷-𝗸𝗮"
-> Waa inaad follow garaysaa Page-ka.
-> Waa inaad share garaysaa post-ga.
-> Waa inaad like saarto post-ga.
-> Waa inaad soo metion garaysid 3 qof.
Macmiil Shirkadda Lascanod Water Supply waxay kuu rajaynaysaa Nasiib wacan.

Address

Sool
Laascaanood

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00

Telephone

+2522753797

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lascanod Water Supply LAWS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Lascanod Water Supply LAWS:

Share