24/12/2025
π΄ ALMANDINE GARNET β SOOL, Woqooyi Bari π΄
π Deegaan: Gobolka Sool
β Macdan: Almandine Garnet (Nooca Garnet-ka ugu tayada badan)
Almandine Garnet waa dhagax macdan ah oo qiimo sare leh, kana mid ah garnet group, waxaana si dabiici ah looga helaa dhulka Sool oo leh geology ku habboon samaysankiisa.
Environment-ka laga helo
Almandine Garnet badanaa wuxuu ka samaysmaa:
Metamorphic rocks (sida schist & gneiss)
Meelo ay h**e uga jireen cadaadis iyo kulayl sare
Alluvial deposits (webiyo qalalay & dooxooyin) halkaas oo dhagaxyadu ku uruuraan
Deegaanka Sool wuxuu leeyahay:
Dhul buuraley ah
Qodxo dhagaxeed metamorphic ah
Calaamado muujinaya garnet-bearing zones
β Qaabka Qodista
EASTG Mining waxay adeegsataa:
Surface & shallow mining (qodis dusha ah)
Kala soocid gacanta iyo screening
Nadiifin iyo kala saarid rough stones
Ilaalinta deegaanka (environmental responsibility)
Isticmaalka Almandine Garnet
Gemstone (dhagax qurxin & jewelry)
Industrial abrasive (sandblasting, water-jet cutting)
Filtration media
EASTG MINING COMPANY
Waxaan nahay shirkad ku takhasustay: β Sahamin (Exploration)
β Qodis (Mining)
β Kala saarid & suuqgeyn macdan
β Precious & Semi-Precious Stones
π Waxaan u furanahay:
Ganacsato
Warshado
Export & partnership
Nala soo xiriir si aad u hesho:
Sample
Warbixin geology
Fursado ganacsi
EASTG MINING β Turning Somaliaβs Natural Resources into Global Value.