Shanta Somali Kala soco

Shanta Somali Kala soco Mukhtar cabdillahi xasan

04/07/2021

Looxa Guryaha Lagu Dhiso Ee CAS ayaa maanta soo gaadhay somaliland gaar ahaan magaalada Berbera
Ganacastadada sii sii iibisa looxan ayaa ii sheegay tiro aan badanyani oo ah looxan cas ay soo gaadhay magaalada Berbera
Qiimaha looxan Cas ayaa magalada Berbera laga siinayaa $30 halka uu markii h**e ayaa $17

Dhismayaasha guryaha ayaa maalmihii u danbeeyey taagnaa somaliland iyada oo bulshaduna walaac ka qabay looxan cas ee la waayey

Abdirisaq Qaasin : Saab tv

03/06/2020

ARINTANI WAXAY KU SOCTAA RAGA XASAKA

BADAN LEH ILA DAAWO BAL

01/06/2020

DUHUR WANKSAN SOOMALI MOHAMED

30/05/2020

XUMADIIZA DAR33ma

29/05/2020

Asc asxaabta Iqro Qaliif Carraale
Qolka dhafarka gabdhaha iyo wiilal
Share dhaha like SAARA walayaal

18/02/2020

GALPNIMOH WANKSAN SOOMALI MOHAMED

Arsenal januaury play of the month 🏆Ciyaar yahanka Bisha ugu fiicnaa u cudeey  💥
29/01/2020

Arsenal januaury play of the month 🏆

Ciyaar yahanka Bisha ugu fiicnaa u cudeey

💥

Breaking:🆕️Pablo marì ✈Xiddiga Kooxda flamengo iyo xulka Spain Pablo marì aya sacadaha soo aadan Usoo duuli doona London...
29/01/2020

Breaking:🆕️

Pablo marì ✈

Xiddiga Kooxda flamengo iyo xulka Spain Pablo marì aya sacadaha soo aadan Usoo duuli doona London si uu u dhameeyo Heshiiska Uu ugu biirayo Kooxda Arsenal.

kooxaha Flamengo iyo Arsenal Aya Heshiiska Kaba gabeeyey Taaso la micno ah in uu xiddigan yahay Player Arsenal

Welcom Pablo Mari ✈

🏆🏆

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shanta Somali Kala soco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share