07/07/2023
Khudaarta noocyadeeda kala duwan cambaha,mooska,liinta,babayga,qaraha,baradhada,yaanyada,basasha iyo dhamaan khudrada cagaaran waxay diyaar kuugu yihiin suuga laasgaalka Suuqa Laasgeel ee xaruntiisu noqon rabto degmada adhicadeeye ee gobolka sool fadlan kala xidhiidh numbarada suuqu leeyahay.