Sool market online

Sool market online guud

18/11/2024

𝘽𝙖𝙧𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖 𝙨𝙝𝙖𝙧𝙚𝙚𝙘𝙖𝙙𝙪 𝙦𝙤𝙛𝙠𝙖𝙨𝙩𝙖 𝙤𝙤 𝙢𝙪𝙨𝙡𝙞𝙢 𝙖𝙝 𝙬𝙖𝙖 𝙠𝙪 𝙬𝙖𝙖𝙟𝙞𝙗

Hadaaad joogto magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii waxaad Naga helaysaa guryo iib ah iyo kuwo kiro ah intaba .Gaa...
12/09/2024

Hadaaad joogto magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii waxaad Naga helaysaa guryo iib ah iyo kuwo kiro ah intaba .
Gaar ahaan guryaha sawirkoodu kuu muuqdo waaa dhismayaal socda qaybtaad rabtana waad ka iibsankartaa . Hadaba nagala soo xidhiidh lambarka +254757720093

Dhulalkani waxay kuyaalaan magaalada laascaanood waxaana kaloo lahayaa dhulal ku yaala meelo qaali ah iyo waliba guriga ...
04/09/2024

Dhulalkani waxay kuyaalaan magaalada laascaanood waxaana kaloo lahayaa dhulal ku yaala meelo qaali ah iyo waliba guriga dhismihiisu kuu muuqdo .

Shirkada waxaad ka helaysaa suuq iibgayn oo heerkiisu sareeyo . Hadaba follow_garayso page_ka
Kala xidhiidh whatsapp 0907 713 871

  waa xarunta iibgaynta ee ugu tayada badan .Waxay kaa caawinaysaa fududaynta baahidaada .Waxayaalaha aanu qabano 1. Gur...
26/08/2024

waa xarunta iibgaynta ee ugu tayada badan .
Waxay kaa caawinaysaa fududaynta baahidaada .

Waxayaalaha aanu qabano

1. Guryo: Waxaan iibinaa noocyo kala duwan oo guryo la d**o ah, oo ay ku jiraan noocyada guryah. Liiskayaga waxaa ku jira xaafadaha ugu muhiimsan waxayna la yimaadaan sifooyin iyo adeegyo kala duwan si loo daboolo dookhyada iyo miisaaniyadaha kala duwan.

2. Dhul: Waxaan haynaa doorashooyin dhul oo kala duwan oo diyaar ah oo la iibsan karo, oo ay ku jiraan dhulal deegaan, ganacsi, iyo ujeedooyin beero. Dhulka aanu haynaa waxa ay ku yaalaan meelo la jecel yahay, waxana aad ku bixinkartaa fursado horumarineed ama maalgashi.
3. Gawaadhida la isticmaalay: gawaadhida la soo isticmaalay ayaanu iibinaa, markaanu gadhiga rabbo inaanu iibino waxaanu hubinaa badqabkiisa iyo tayada noociisa.
4. Meheradaha laga baxayo: waxaanu kuu helikaraynaa meherado laga baxayo oo xaraash ah iyo kuwo lalakala wareegayo intaba.
5. Aqalada celiska ah : waxaanu iibinaa dhamaan alaabooyinka xaafadaha sida sariiraha celiska ah fadhiyada iyo i.w.m. anagoo hubinayna tayada iyo badqabkooda.

Waxaa kashaqaynaa meelo badan oo ay ugu horayso gobolada ssc
Nagalasoo xidhiidh whatsapp iyo wicidba +252634995340 +252907713871

https://t.me/soolm5340

https://www.facebook.com/profile.php?id=61550904848956&mibextid=JRoKGi

13/08/2024

Asxaabay nasoo raaca walaalayaal idinkoo mahadsan .

27/06/2024

Waa waano qof deeqda

25/06/2024

Wll soodhawow waxaanu kuu haynaa dhu qiimo iyo qaayo leh uqalma lacagtaada nagala soo xidhiidh lambarkaa 0907 713 871 ama 0634995340

Address

Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sool market online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share