31/07/2026
Hambalyo 1-da Agoosto, Dowladda iyo Shacabka Puntland.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin ku aaddan 1-da Agoosto, oo ah maalinta aas-aaska Dawladda Puntland, halkan uga dirayaa Dowladda iyo dhammaan Shacabka Puntland.