Fatima Abdirashiid

Fatima Abdirashiid Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fatima Abdirashiid, Business service, Laascaanood.

24/06/2022
24/02/2022

My u

Waaalidnimo 👏
20/02/2022

Waaalidnimo 👏

24/12/2021

Boosaaso Deeqaay Masaanaa Kuu Dambaysay, Waxaa qoray Agaasimihii h**e ee Madaxtooyada iyo Ciidanka Badda PMPF ee Puntland Abdinasir Bihi

Magaca Boosaaso waxaan maqlay wuxuu ahaa hal magaceed. Sida caadada ah, hasha wiil yar baa loo lisaa oo ay korisaa, markuu xoogsado buu inta ul kala daalo yiraahdaa "Col iyo cadaawe kula tag. Axan iyo agas lagaa dhig"

Raga Boosaaso kusoo duulay ee gubayaa waxay yimaadeen iyagoo qaxooti ah oo cagacad. Waa ku liibaaneen oo ku barwaaqoobeen kadibna dab in ay qabadsiiyaan bay abaal uga dhigeen.

Way garan weeyeen, meeshu waa Boosaaso oo waa hooyo. Waa beerkii iyo wadnihii Puntland. Maxas iyo maato koris weeye. Dad aan qax aqoon baa ku nool. Kuwa danyar ah oo usoo qaxay hadana aan ka qixi karin baa ku nool. Waa camiran tahay oo xagaa bax baa lagasoo noqday. Wax barashadii baa furan oo ciyaal iyo dumar baa ka buuxa. Waa ishii uu dhaqaalaha la isku haysataa kasoo baxayay. Waa magaalo camiran ee kharaab yaysan noqon.

Shaki iigama jiro in xabadu dhamaanayso laakiin Boosaaso sideedii makusoo noqon doontaa? Boosaasadii meel kastoo dhibi ka dhacdo u gurman jirtay. Boosaasadii qof ku nooli meeshuu doono haka yimaadee nabada iyo xoriyada dareemi jiray. Boosaasadii..... Boosaasadii... Boosaaso dhimasho, qax iyo burbur midna ma mudna.

Farah Abdulkadir Mohamed

19/12/2021
دخل على زوجته بعد صلاة العشاء ..فوجد الأولاد قد ناموا .. فسألها: هل صلى الأولاد؟فقالت: لم يكن عندي طعام .. وعللتهم حتى ن...
02/06/2021

دخل على زوجته بعد صلاة العشاء ..
فوجد الأولاد قد ناموا .. فسألها: هل صلى الأولاد؟
فقالت: لم يكن عندي طعام .. وعللتهم حتى ناموا .. ولم يصلوا ..
قال: أيقظيهم.
قالت: يا أبا فلان .. إذا أيقظتهم بكوا من الجوع .. ولا يوجد طعام ..
قال: اسمعي .. أنا عليَّ أن آمرهم بالصلاة .. ورزقهم ليس علي .. أيقظيهم فرزقهم على الله .. والله يقول:
"وَأمُر أَهلَكَ بِالصَّلاةِ وَاصطَبِر عَلَيها لا نَسأَلُكَ رِزقًا نَحنُ نَرزُقُكَ وَالعاقِبَةُ لِلتَّقوى" [طه: ١٣٢]
استسلمت الأم وأيقظتهم .. ولما فرغوا من الصلاة إذا بالباب يقرع .. وإذا بأحد الاغنياء يحمل مائدة عليها ألذ أصناف الطعام.

قال: خذ هذا لاهل بيتك ..
قال: ما شانك؟
قال: جائني أحد أشراف البلد .. وقدمت له هذا الطعام .. وقبل أن يأكل تخاصمنا .. وحلف ألا يأكل شيئا وخرج ..
فحملت الطعام وقلت: ساعطيه لمن تقف عنده قدماي .. ووالله ما وقفت إلا عند بابك .. ووالله لا أدري ما الذي أتى بي إليك ..
اذا أتممت القراءة علق ب الصلاة النبي

17/08/2020

Fadlan soo dhawaaw macmiil

Address

Laascaanood

Telephone

+252634963677

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fatima Abdirashiid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fatima Abdirashiid:

Share