Nuur garaad

Nuur garaad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nuur garaad, Business service, Mogadisho.

21/10/2024

Shirkii uga socday Muqdisho hoggaanka dalka iyo qaar ka mid ah madaxda Dowlad-goboleedyada, Labadii Todabaad ee la soo dhaafay, in uu ku soo dhammaaday fashil iyo natiijo la'aan waa mid niyad jab Iyo kala qaybin u horseedaysa shacabka Soomaaliyeed, jahwareer iyo hubinti la’aan siyaasadeedna ka abuuraysa dalka.

Dowlad-gobeeldayada laga hortaagan yahay in ay qabsadaan doorashada iyadoo la dhaafay wakhtigoodii dastuuriga ahaa, laalidda dastuurka heshiiska lagu yahay, iyo damaca Madaxweynaha ee sii joogista xukunka sifo aan waafaqsanayn sharciga waxa ay caqabad ku noqonayaan dowladnimada, wadajirka iyo midnimada Soomaaliya.

Markale waxaan adkeynaynaa baaqyadii aan horey ugu soo jeedinay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo maamulkiisa ee ku saabsanaa in uu ku soo laabto xeyndaabka sharciga iyo dowladnimada, gutona waajibaadka qaran ee kaga aaddan hirgelinta hannaan siyaasadeed oo loo dhan yahay, lagagana gudbo marxaladaha siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee ay maanta la tacaalayaan shacabka Soomaaliyeed.

Natiijo la’aanta Madasha Qaranka oo Madaxdii Dowlad-goboleedyada sii kala qaybisay waxa ay ifafaalo aan wanaagsanayn ka bixinaysaa mustaqbalka siyaasadeed iyo dowladnimo ee dalkeenna, sidaas awgeed waxaan ugu baaqaynaa Xildhibaannada heer Federaal in ay u istaagaan samata-bixinta dalka iyo badbaadinta dowladnimadeenna.

Ugu danbeyntii, hirgelinta doorashooyinka qaranka, yagleelidda Guddiyada ka shaqeynaya iyo dhammeystirka dib u eegista dastuurka waa masuuliyad wadareed u wada taalla shacabka, dowladda iyo hormuudka siyaasadda Soomaaliyeed, heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed, sidaas awgeed cid gaar ah laga aqbali maayo in ay ku jaan-gooyso danaheeda gaarka ah.

04/11/2022

Jimco wngsan

Wan idin salmay aqyaarey soo dhawaada
24/05/2022

Wan idin salmay aqyaarey soo dhawaada

Aawey hablihii quruxda badnay Masaradan ha laga FAA ideystoQiimo jaban ayad ku heleysaaJumlo iyo tafaariq waa diyaar Wha...
07/08/2019

Aawey hablihii quruxda badnay
Masaradan ha laga FAA ideysto
Qiimo jaban ayad ku heleysaa
Jumlo iyo tafaariq waa diyaar
WhatsApp iga 0615163350

Waa safarkii ugu dambeyy ciida Toobabka from Turkish Qiimo qaban ad ku heleyso Jumlo iyo tafaariq Free delivery Call Wha...
07/08/2019

Waa safarkii ugu dambeyy ciida
Toobabka from Turkish
Qiimo qaban ad ku heleyso
Jumlo iyo tafaariq
Free delivery
Call WhatsAppka 0615163350

Iskaga xiir xaada (taqfasha) (Xabadka)(lugaha) iyo meelo kale oo badanXfdada iyo gobtada shaqada ayan kugu soo gaarsinay...
06/08/2019

Iskaga xiir xaada (taqfasha)
(Xabadka)(lugaha) iyo meelo kale oo badan
Xfdada iyo gobtada shaqada ayan kugu soo gaarsinaya
WhatsAppka 0615163350

Breast lifting cream Waa cream naasaha jilcay adkeynaya Hada dalbo oo helQiimaha $18Soo wac 0615163350
06/08/2019

Breast lifting cream
Waa cream naasaha jilcay adkeynaya
Hada dalbo oo hel
Qiimaha $18
Soo wac 0615163350

Tarxad qurux badan Qiimo qaban ad ku heleysoGoobta ad joogto ayan kugu soo gaarsinaya Igala soo xariir 0615163350
06/08/2019

Tarxad qurux badan
Qiimo qaban ad ku heleyso
Goobta ad joogto ayan kugu soo gaarsinaya
Igala soo xariir
0615163350

Address

Mogadisho

Telephone

+252615163350

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuur garaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nuur garaad:

Share