Dugsiga H/Dhexe Iyo Sare Ee Hoggaan

Dugsiga H/Dhexe Iyo Sare Ee Hoggaan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga H/Dhexe Iyo Sare Ee Hoggaan, Business service, Mogadishu, Mogadisho.

 :- Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah Dugsiga sare ee sanadkaan ayaa sh...
24/08/2025

:- Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah Dugsiga sare ee sanadkaan ayaa sheegtay in 32,714 arday ay ku baasee imtixaanka, halka 5,754 arday ay dhaceen.

Sidokale wasaaradda ayaa shaacisay 10-ka arday ee galay kaalmaha ugu horeeya iyo maamulada ay ku galeen .

Wasaaradda Waxbarashada waxa ay bulshada u caddeyneysaa in Natiijada la shaacin doono, berri oo Axad ah, 24-ka Agoosto 2...
23/08/2025

Wasaaradda Waxbarashada waxa ay bulshada u caddeyneysaa in Natiijada la shaacin doono, berri oo Axad ah, 24-ka Agoosto 2025, 4:00PM.

Wixii faahfaahin fadlan la xiriir
Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka bulshada
Abdiaziz Wali
[email protected]
Facebook.com/moechesomalia
Twitter.com/moechesomalia

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay dhawaan shaacin doontaa Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasa...
23/08/2025

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay dhawaan shaacin doontaa Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.

Wixii faahfaahin fadlan kala xiriir
Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka bulshada
Abdiaziz Wali
Email: [email protected]
Facebook.com/moechesomalia
Twitter.com/moechesomalia

Jumca wanaagsan
15/08/2025

Jumca wanaagsan

Dhamaan waalidiinta u badkooda la jecel waxbarashada waxaa lagu wargelinaaa in diiwaangelintu socoto sanad Dugsiyeedka 2...
15/08/2025

Dhamaan waalidiinta u badkooda la jecel waxbarashada waxaa lagu wargelinaaa in diiwaangelintu socoto sanad Dugsiyeedka 2025-2026.

15/08/2025
Waxaan halkaan hambalyo gaara uga dirayaa Xasan Bashiir Maxamed Foodey Darajada_AKaalinta kowaad ugalay Ardayda Dugsiga ...
14/08/2025

Waxaan halkaan hambalyo gaara uga dirayaa Xasan Bashiir Maxamed Foodey Darajada_AKaalinta kowaad ugalay Ardayda Dugsiga HoggaanEe Fasalka 8aad2024-2025

Address

Mogadishu
Mogadisho

Telephone

+252612291128

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga H/Dhexe Iyo Sare Ee Hoggaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share