REJO DDD

REJO DDD Waxaad naga heli kartaan dhamaan waxyaabaha u ah umudda dhaqanka, Taariikhda Iyo dhamaan waxa dhaxalka ah u ah Umadda Soomaliyeed.

11/06/2020

Barnaamijka gole joog waa barnaamij wacyi galin muhiim u ah umadda Soomaaliyeed, dhagayso kana falceli waxa kaa maqan adiga oo bulshada kamid ah.

Qaybta 1-aad ee Barnaamijka.

Soomaaliya oo awoodaheeda Ciidan usoo bandhigtay dhigeeda isla Soomaaliya kadib markii lakala qoqobay qolaba meel wax lo...
18/05/2020

Soomaaliya oo awoodaheeda Ciidan usoo bandhigtay dhigeeda isla Soomaaliya kadib markii lakala qoqobay qolaba meel wax loogu sheegay wax aaney he lay in.

Ciidamadaan waa labo Ciidan oo midna Isaaq yahay midka kalena yahay ciidaan habargidir ah, haddaba soomaaliyeed sidaan si dhaanta sheega.

Dalinyaradda Soomaaliyeed ee hadda jirta ayaa aad uga sheekeysta arrimahaha labiska, Styleka timaha, followers Instagram...
17/05/2020

Dalinyaradda Soomaaliyeed ee hadda jirta ayaa aad uga sheekeysta arrimahaha labiska, Styleka timaha, followers Instagram, Facebook friends Iyo Arrimaha tiktok oo baryahaan farakabax siinoqonaya waxaa intaa dheer aqlaaq xumadada Youtube dhextaal.

Hddaba dhanka kale waxaa aad usii yaraanaya kahadalka waxbarashadda, Arrimaha xirfadaha, horumarinta jirka, aqoon is waydaarka iyo Sports.

Aduunku aad ayuu inagaga duwanyahay markii intaa aan soo sheegnay ee dhalinta kusaabsan la eego, balse waxaan doonayaa caawa inaad halkaan kaga wacdaan Qofka/Qofta Jecel style 💈 nuucaan ah.

Kudar magaalka uu joogo qofkaas.

Suuqa wayn ee BAKARAHA oo aan war uhaynin CORONA VIRUS Iyo wacyi galinta Dowladda oo aan gaarin wali suuqayadda waawayn ...
17/05/2020

Suuqa wayn ee BAKARAHA oo aan war uhaynin CORONA VIRUS Iyo wacyi galinta Dowladda oo aan gaarin wali suuqayadda waawayn markii laga reebo in Canshuraha laga aruuriyo.

Waxaa xayiran wali Jaamacadihii, Iskuuladii balse waxaa wali furan Masaajidii, Suuqyadii iyo waliba xafiisyadii shaqooyinka.

Allaha amaasado UMADDA.

Golaha Wasiirada Galmudug Oo Helay Codka Kalsoonida.Baarlamaanka Galmudug oo garbaha isku haya kana soo ducaystay Corona...
17/05/2020

Golaha Wasiirada Galmudug Oo Helay Codka Kalsoonida.

Baarlamaanka Galmudug oo garbaha isku haya kana soo ducaystay Corona Virus ayaa cod aqlabiyad leh Ku ansaxiyay Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug iyadoo dhamaan 78- mudane oo fadhigan joogay ay ogolaadeen wasiirada cusub ee Galmudug kuwaa oo isla goobta lagu dhaariyay iyagoo aad isu ciriirinaya.

Galmudug oo faraxsan waxay tusaale muuqda u noqon doontaa Soomaaliya oo gaadha meel lagu tijaabin karo in Shidaal laga sahmiyo.

16/05/2020

Waa waxyar oo waxwayn ah kana waramaya inan hoyadeed dhimatey oo la duugi rabo tidhi deen ayaan hoyadeey ku leeyahy, deenta oo aan la isiina lama duugayo.

Deynta ay ku yeelatay hooyadeed iyo midda iyada hooyadeed ku leedahay oo ah in ay dhashay, xanaaneysay, nuujisay, huwisay baalkeeda, kadib ayay hanti yeelatay deetana hooyadeed ku yeelatay.

Kuwo wada dhashay oo iyaguna isugu neceb dadka kale, waa aduun iyo xaalkiise’e bal ku cibro qaado, nalana wadaag shucuurtaada.

16/05/2020

Turkiga ayaa albaabada u furaya dadka u imanaya xaaladaha caafimaad 31 dal oo caalamka ah, 20ka bishan May.

Dalalka uu albaabada u furayo Turkigu ayaa waxaa ka mid ah: Iraq, Libya, Azerbaijan, Georgia, Turkmenistan, Uzbekistan, Kazakhstan, Greece, Ukraine, Russia, Djibouti, Algeria, Kosovo, Macedonia, Albania, Bosnia, Herzegovina, Romania, Serbia, Bulgaria, Moldova, Somalia, Kuwait, Qatar, Bahrain, Oman, Germany, the UK, the Netherlands, Pakistan, Kyrgyzstan iyo the Turkish Republic of Northern Cyprus.

23/04/2020

Sooraan & jawaan oo u seegaya dadka Soomaaliyeed dhagarta DP WORLD ay berbera u degtay Iyo waliba waxyaabaha ay kusoo kordhisay horumar ama dib udhac, nagala bogo video house 🦻🧏‍♀️🧏.

Gurigaaga joog oo dadka waayeeelka ah ka ilaali Corona Virus waa dilaa aan daawo lahayn🧏‍♀️🧏.

Waxaa soo gaaray Dowladda Soomaliya gurmadkii Dowladda Turkiga oo isugu Jira qalab iyo dawooyin loogu tala galay in lagu...
17/04/2020

Waxaa soo gaaray Dowladda Soomaliya gurmadkii Dowladda Turkiga oo isugu Jira qalab iyo dawooyin loogu tala galay in lagula tacaalo cudurka Corona Virus.

Diyaarada waday qalabkaan ayaa soo caga dhigatay galabta garoonka Aadan Cadde, sida lawada ogyahay dowladda Turkey 🇹🇷 ayaa horey Soomaaliya kacaawisay waxyaabo Badan oo ay kamidtahay tayaynta ciidamadda.

Maxay kula tahay qalabkaan inuu kabadalayo xaaladda caafimaad ee dalka?..

Fannaankii Soomaaliyeed Cumar Shoolli, ayaa caawa ku geeriyooday isbitaalka Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho,. Alle ha...
14/04/2020

Fannaankii Soomaaliyeed Cumar Shoolli, ayaa caawa ku geeriyooday isbitaalka Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho,. Alle ha u naxariisto.

Muqdisho waxaa goordhaw soo caga dhigatay diyaarad ka socta Imaaraatka Carabta oo wada deeq qalab caafimaad.Mas'uuliyiin...
14/04/2020

Muqdisho waxaa goordhaw soo caga dhigatay diyaarad ka socta Imaaraatka Carabta oo wada deeq qalab caafimaad.

Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo qalabkaan la wareegaya.

Sida uu ubilowday cudurkaan dilaaga ah ee Corona Virus waa markii labaad oo ay Imaaraadka Carabtu Soomaaliya keento dawo iyo qalab caafimaad, waxayna horey u geeyeen Magaalada Hargaisa ee Soomaaliland.

Haddaba malaga yabaa in xiriirkii u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Imaaraadku isbadalo maadama waayadii ugu danbeysay ay jirtay waxoogaa is tihun ah.

Address

Waddada Dabka
Mogadisho

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252614376363

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when REJO DDD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to REJO DDD:

Share